Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xassan Sh. Maxamuud oo ka warbixiyay safarkiisii Jibouti (Dhagayso)

JIBOUTI.   Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud oo safar ku tagay dalka Jibouti ayaa ka warbixiyay socodkiisii uu ku tagay iyo qorshaha socodkiisa.

Wuxuu sheegay in ujeeddooyinkii uu u tagay dalka Jibouti kuwa ka sii wanaagsan ay kala kulmeen, wuxuuse tilmaamay inuu uga warbixiyo xaaladda dalka Soomaaliya halkay marayso waxa u qabsoomay iyo in haatan dalka Soomaaliya uu leeyahay dowlad dhamaystiran.

Halkaan ka dhagayso madaxweynaha oo ka warbixiyay safarkiisa

Waa safarkiisii ugu horreeyey oo uu ku tagi doono waddamada xudduuda la wadaa wadanka Soomaaliya oo uu kala hadli doono arrimo ay ugu horreeyaan, sidaasadda, ammaanka, dhaqaalaha iyo iskaashiga dowladahaas.

Xafiiska wararka Toosiye
Muqdisho.
toosiyenews@gmail.com

 


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

GEDO Dhagayso: Beesha Sadde oo Shirweyne ku qabanaysa Magaalada Garbaharey ee G. Gedo
- Apr 19, 2014
Shir looga hadlayo aayaha gobalka Gedo ayaa ka furmay magaalo madaxda gobalkaasi ee Garbahaareey ...
13 SAWIRO: Farmaajo oo ka qeyb galay Xaflad ka dhacday USA & Somali oo wacdaro dhigtay
- Apr 19, 2014
Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay waxaa ka soo qeybgalay Siyaasiyiin, ...
C.wali-sheekh-iyo-Barre-hiiraale Dhagayso Barre Hiiraale oo gaashaanka ku dhuftay heshiiska Kismaayo, RW-na Eedeeyay
- Apr 18, 2014
Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale) oo wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta VOA ...
Breaking-News Deg Deg: Barre Hiiraale oo diiday inuu gudaha usoo gallo Magaalada Kismaayo
- Apr 18, 2014
Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo hore laba mar wasiir uga soo noqday xukumadahii KMG ...
C.wali-sheekh-iyo-Barre-hiiraale RW C/Wali oo Wadahadal Hordhac ah la yeeshay Barre Hiiraale iyo Qodobadii kasoo baxay..
- Apr 18, 2014
Ilo-wareedyo hoose oo ay xaqiijiyeen odayaasha dhaqanka ee magaalada Kismaayo ayaa tilmaamaya in Ra’iisul ...
6 J SAWIRO: Shirkii dib uheshiisiinta oo Kismaayo kusoo dhamaaday iyo Xaflad dhacday
- Apr 18, 2014
R/Wasaraha Dalka ayaa maanta soo Afmeeray Wadahadaladii uu u yimid magaalada Kismaayo xaflad balaran ...