Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka arrimaha dibadda Turky oo ka ilmeeyey dhibaatada reer Qaza haysata (sawirro)

Qaza.               Wasiirrada arrimadadalalka Carabta oo uu ku jiro wasiirka arrimada dibadda Turky Axmed Daa’uud ayuu axmed ka ilmeeyay wixii uu indhihiisa kusoo arkay.

Axmed Daa’uud waa wasiirka arrimaha dibaddee wuxuu ka ilmeeyay carruur yaryar oo gantaalo lala dhacay iyo shacab kale oo aan dagaalka ku jirin oo la duqeeyey.

Waa wasiirkii ugu horeeyey ee ka ilmeeya dhibaatooyinka lagu hayo dadka reer Qaza indhihiisana kusoo arkay dhibaatadaas.

Madaxdii kale ee kulanka lagu taageerayo dadka reer Qaza  ayaysan waxba iska badalin, Laakiin wasiirka arrimaha dibadda ayay warbaahintu soo xigatay isagoo ka ilmaynaya ilmo yar oo ku dhintay duqaynta Yuhuudda Israel.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi-Kenya


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Deg Deg: Rasaas laga maqlay Beledweyne iyo Dagaallo laga cabsi qabo
- Apr 16, 2014
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaas ...
Gaas-iyo-Camey Deg Deg: Dhagayso: Gaas oo iscasilaad loogu baaqay xili S/land kusii jeedo Garoowe
- Apr 16, 2014
Xili ciidamada Somaliland ay la wareegeen degmada Taleex oo ku dhow Garoowe ayaa waxaa ...
SHABAAB TOOSIYE NEWS ONLINE Al-Qacida: Al-Shabaab waa ku guul daraysatay Dagaalkii Soonaaliya “TopNews”
- Apr 16, 2014
Ururka Al-Qacida garabkiisa Syria ee lagu magacaabo Alnusra Front ayaa sheegay in  Xarakada Al-shabab ...
dagaal1 Deg Deg: Khaatumo State oo ku biirtay Puntland xilli Taleex ay qabsatay Somaliland
- Apr 16, 2014
Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay qabsashada magaalada Taleex oo ay la wareegeen ciidamo ...
Cali-Dheere Dhagayso Cali Dheere: Hanjabaad ku socota Shacabka kunool Kenya iyo….
- Apr 16, 2014
Kadib markii Ciidamada Dowladda Kenya ay bilaabeen Raaf ka dhan ah Soomaalida ku Nool ...
xasan CADEYN: Madaxweyne Xasan Sh oo qaatay Mid kamid ah amaradii ugu cuslaa ee Itoobiya
- Apr 16, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhabeeyay warar lagu xamanayay oo ahaa in ...