Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Soomaaliya oo barri la ciyaari doonta Burndi iyo Ethiopia oo maanta guulaysatay (dhagayso)


KAMPALA.  
        Waxaa maanta ka furmay dalka Uganda caasimaddiisa  ciiyaaraha bariga iyo bartamaha Afrika oo ay Soomaaliya ka qayb gali doonto sanadkaan.

Ciyaartii ugu horeysay oo ka dhacday caasimadda Kampala waxay dhexmartay xulalka Ethiopia iyo Koonfurta Suudaan. Goolkii ugu horreeyay waxaa ku hormaray xulka Ethiopia waxayna ciyaartii kusoo dhamaatay 2-0 oo ay ku badisay xulka Ethiopia.

Xulka Soomaaliya waxaa la filayaa inay barri wada ciyaari doonaan xulka qaranka Burundi oo ay ku wada ciyaari donaan garoonka Nelsan Mandela.

Dadka Soomaalida ayaa indhaha ku haya qaab ciyaareedka sanadkan ay soo bandhigi doonaan, waxayna ciyaarihii lasoo dhaafay ee Soomaaliya soo dheeshay aysan wax hourmar ah ka keenin koobka bariga iyo bartamaha Afrika.

Halkaan ka dhagayso waraysi ku saabsan ciyaaruhu siday ku bilowdeen

Furitaankii ciyaartii maanta waxa ka qayb galay guddi ka socda FIFA, waxaa kaloo joogay xiriirka kubadda cagta ee dalka Uganda. Wuxuu jawigu ahaa mid deggan.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi-Kenya.

Kismaayo DHAGAYSO:- Xiisad ka taagan kismaayo, iyo Sargaal Sheegay ” Ma dhamaan doonto xabbaddii billaabato ilaa aan Axmed Madoobe…
- Jun 18, 2013
Sida uu sheegay Sarkaal ku sugan halka ay xabaddu ka socoto, waxaa goordhow bilowday ...
ilyas-bareshiil DAAWO MUUQAALLO SIR AH:- ILYAAS BARRE SHIIL ” Axmed Madoobe waxaa hab qabiil ku taageeray Baarlamaanka Kenya, Fidnada Kismaayana waxaa wada Hawiye, Ogaadeen iyo………..
- Jun 18, 2013
Xildhibaan ayaa arrinta Jubooyinka si aan leexleexad laheyn ugu rogay mid qabiil, isagoona sheegay ...
4444 DAAWO SAWIRRO :- Farxiyo Kabayare oo farxaadda uurkeeda La Qaybsatay Bulshada Taageerada u ah
- Jun 18, 2013
Fannaanadda Farxiyo kabayare ayaa soo bandhigtay farxadda ah in ay uur leedahay ka gadaale ...
dab DAAWO MUUQAAL:- Dab Khasaaro ba’an gaysray oo xalay Baabi’iyay Suuqa wayn ee Garisa
- Jun 18, 2013
Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay ka kacay suuq ku yaalla garissa iyadoo la ...
12 DAAWO AWIRRO:- Al-Shabaab oo soo bandhigay saraakiil Kenyan ah iyo hubkooda
- Jun 18, 2013
Ururka Al-Shabaab ee looga guuleystay awooda inta badan Koonfurta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay muuqaalka ...
xil DAAWO MUUQAAL:- Xildhibaanno weeraray dowladda Somalia oo ku eedeeyay wax walbo oo ka socda Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawladda Soomaliya ayaa maanta warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina dawladda Soomaaliya ...