Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

“SAWIRRO” Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ku noqday Beledweyne

1111
BALAD-WEYNE.  
               Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo ka mid ah ugaasyada gobolka Hiiraan, oo muddo afar sano ah gobolka ka maqnaa ayaa maanta dib ugu noqday magaalada Beledweyne.

Ugaas Cabdiraxmaan ayaa waxaa Beledweyne ku soo dhoweeyay madax ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, saraakiil ciidan iyo qeybaha bulshada.

Ugaasku wuxuu sheegay in uu ka shaqeyn doono hadda iyo wixii ka dambeeya arrimaha horumarinta bulshada gobolka Hiiraan.

Tan iyo intii ay Beledweyne ku sugnayd Al-Shabaab wuxuu ugaasku ku noolaa dalalka Kenya iyo Tanzania.

TOOSIYE NEWS ONLINE.
58 125 133 154 164 174 217 1111 DSC08936

2 Talyaaniga oo dadka galaya dalkiisa kaga shakisan Alshabaab
- Jul 5, 2014
Madaxa Ciidamada Badda dalka Talyaaniga ayaa maalintii Khamiista ahayd ka digay in wuxuu ugu ...
11 Alshabaab oo looga baqayo dalka Uganda, iyo Mareykanka oo….
- Jul 5, 2014
Waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka guud ahaan Garoonka diyaaradaha Entebbe ee dalka ...
Kenya oo sheegtay in dad badan ay ka barakacayaan deegaanadii Alshabaab ay weerareen
- Jun 28, 2014
Boqolaal qoys ayaa ka cararay guryihii ay ku lahaayeen deegaanada Mpeketoni iyo Witu iyo ...
Annadif oo war kasoo saaray ciidamada AMISOM ee islaamka ah
- Jun 28, 2014
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa ...
2 Alshabaab oo arin layaableh ka sameeyay Buulo-burde
- Jun 26, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux ...
1 AMISOM oo arin dhici karta ka hadashay
- Jun 26, 2014
Tan iyo markii waxgaradka iyo madaxda beelaha Hawiye ay diideen aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay ...