Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(sawirro) Ciyaaryahanka Man-City Balotelli oo walaashiis fadeexadi lasoo daristay

 

LONDON.      Saxaafadda dalka Talyaaniga ayaa bogagga hore kusoo daabacday sawirro muujinaya gabadha la dhalatay ciyaaryahanka reer Man City Mario Balotelli oo lagu magacaabo Barwuah Abigail oo meel banaan ah kula raaxaysanaysa jacaylkeeda Obafemi Martins oo u ciyaara naadiga Newcasle ee ka dhisan dalka Ingiriiska kana soo jeeda dalka Nigeria.

Fadeexadda ay saxaafadda Talyaanigu buunbuuniyeen maaha jacaylka ka dhexeeya Balotelli walaashiis Barwuah iyo Martins ee waxaa weeye sawir fool xun oo laga qaaday iyadoo xubinta hoose ka dhuuqaysa ninkaas meel waddo ah iyagoo dhinac taagan gaarigooda.

Saxaafadda Talyaanigu waxay soo daabeceen labadaas qof oo howl khaas ah wata iyo wiilka aan edebta badan lagu sheegin ee dalka Ingiriiska looga yaqaan “Bad Boy” oo sawirkiisa lagu dul dhajiyay sawirka fadeexadda.

Waxay warbaahintu tabisay inaysan labadaas qof   aysan is arag  muddo uuna jacaylkoodii ku khasbay inay waddada wax ku dhamaystaan.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi-Kenya.

2 Talyaaniga oo dadka galaya dalkiisa kaga shakisan Alshabaab
- Jul 5, 2014
Madaxa Ciidamada Badda dalka Talyaaniga ayaa maalintii Khamiista ahayd ka digay in wuxuu ugu ...
11 Alshabaab oo looga baqayo dalka Uganda, iyo Mareykanka oo….
- Jul 5, 2014
Waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka guud ahaan Garoonka diyaaradaha Entebbe ee dalka ...
Kenya oo sheegtay in dad badan ay ka barakacayaan deegaanadii Alshabaab ay weerareen
- Jun 28, 2014
Boqolaal qoys ayaa ka cararay guryihii ay ku lahaayeen deegaanada Mpeketoni iyo Witu iyo ...
Annadif oo war kasoo saaray ciidamada AMISOM ee islaamka ah
- Jun 28, 2014
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa ...
2 Alshabaab oo arin layaableh ka sameeyay Buulo-burde
- Jun 26, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux ...
1 AMISOM oo arin dhici karta ka hadashay
- Jun 26, 2014
Tan iyo markii waxgaradka iyo madaxda beelaha Hawiye ay diideen aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay ...