Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(DAAWO)Reer Soomaaliyeed oo 7 carruur ah laga qaatay aabihii & hooyadii la xiray


STOCKHLOM.            
Reer Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Väsrterås ee dalka Sweden ayaa bishii la soo dhaafay booliska magaaladaasi xabsiga dhigeen hooyadii iyo aabihii, halka 7 caruur ahna laga qaatay oo ilaa hadda ay gacanta ugu jiraan xerada  Västerås (kamuunka Västerås).

Hadaba si aan wax uga ogaado halka ay marayso xaalada reerkaas ayaan wareysi la yeeshay Xamse Cumar oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga Dhexe ee Sweden (Centerpartiet). Xamse ayaa isbuucaan ka qeyb galay shir looga hadlayo arinta reerkaan oo ay ka soo qeyb galeen booliska iyo kamuunka Västerås.

HALKAAN KA DAAWO WARAYSI SHEEKADAAN KHUSEEYA.

Xafiiska wararka Toosiye
London.

Kismaayo DHAGAYSO:- Xiisad ka taagan kismaayo, iyo Sargaal Sheegay ” Ma dhamaan doonto xabbaddii billaabato ilaa aan Axmed Madoobe…
- Jun 18, 2013
Sida uu sheegay Sarkaal ku sugan halka ay xabaddu ka socoto, waxaa goordhow bilowday ...
ilyas-bareshiil DAAWO MUUQAALLO SIR AH:- ILYAAS BARRE SHIIL ” Axmed Madoobe waxaa hab qabiil ku taageeray Baarlamaanka Kenya, Fidnada Kismaayana waxaa wada Hawiye, Ogaadeen iyo………..
- Jun 18, 2013
Xildhibaan ayaa arrinta Jubooyinka si aan leexleexad laheyn ugu rogay mid qabiil, isagoona sheegay ...
4444 DAAWO SAWIRRO :- Farxiyo Kabayare oo farxaadda uurkeeda La Qaybsatay Bulshada Taageerada u ah
- Jun 18, 2013
Fannaanadda Farxiyo kabayare ayaa soo bandhigtay farxadda ah in ay uur leedahay ka gadaale ...
dab DAAWO MUUQAAL:- Dab Khasaaro ba’an gaysray oo xalay Baabi’iyay Suuqa wayn ee Garisa
- Jun 18, 2013
Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay ka kacay suuq ku yaalla garissa iyadoo la ...
12 DAAWO AWIRRO:- Al-Shabaab oo soo bandhigay saraakiil Kenyan ah iyo hubkooda
- Jun 18, 2013
Ururka Al-Shabaab ee looga guuleystay awooda inta badan Koonfurta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay muuqaalka ...
xil DAAWO MUUQAAL:- Xildhibaanno weeraray dowladda Somalia oo ku eedeeyay wax walbo oo ka socda Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawladda Soomaliya ayaa maanta warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina dawladda Soomaaliya ...