Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Tel Aviv

QAZA.                  Magaalada Tel Aviv waxaa ka dhacay qarax lala eegtay baabuur buska dadweynaha oo marayay meel u dhow xarun militari.

Saraakiil u hadlay booliska ayaa sheegay in inkabadan 10 qof ay ku dhaawacmeen qaraxan oo uu ku tilmaamay inuu ahaa mid “argagixiso”

Qaraxan bus-ka ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay wali socdaan dagaallada u dhaxeeyay Israel iyo Falastiiniyiinta dagan Xamaas.

Isreal ayaa duqeysay xarun ururka Xamaas uu ku leeyahay Gaza, iyadoo dhinaca kale ay Xamaas wado weerarada gantaallada ah ee ay ku tuurayso dhinaca Israel.

Dhinaca kale,waxaa socda dadaallada lagu doonayo in xabad-joojin laga dhex-dhaliyo labada dhinaca. Wadahadallo ayaa ka socdo Daanta Galbeed, Jerusalem iyo Qaahira.

Source:- VOA.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Aadan-Madoobe Dhagayso: Aadan Madoobe oo Barre Hiiraale ku gacan siinaya qabashada Kismaayo
- Apr 20, 2014
Aadan Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Qarax xoogan oo ka dhacay Gedo, iyo Duulaan Goordhow bilowday
- Apr 20, 2014
Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Ciidamadda dawladda Soomaaliya ...
General Fartaag Dhagayso: Gen. Fartaag oo Difaacii ka baxay weerar xoogana ku qaaday Maamulka…
- Apr 20, 2014
Xili waayadan uusan saxaafada kasoo muuqan kuxigeenka Axmed Madoobe, Gen Fartaag ayaa waxaa uu ...
Breaking-News Faah Faahin: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Guriceel
- Apr 20, 2014
Diyaarad Qaad siday oo saakay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee Gobolka ...
barre_hiiraale Deg Deg: Dhagayso Barre Hiiraale oo ujawaabay IGAD, “A.Madoobe iyo Afey waa isku beel”
- Apr 19, 2014
Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal kasoo ...
Garbo-Breaking-News1 Deg Deg: Dhagayso: RW C/Wali oo amray in Barre iyo ciidamadiisa isa soo dhiibaan
- Apr 19, 2014
Raisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi ballaaran oo magaalada Kismaayo ku ...