Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxay ka wada hadleen madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Geele (Dhagayso)

JIBOUTI.                 Madaxweynaha shir ay wada qaateen dhigiisa Jibouti ayaa waxaa kasoo baxaya warar faahfaahsan wixii ay labada madaxweyna kawada hadleen shalay.

Agaasimaha madaxtooyada oo madaxweynaha ku weheliyay safarkiisa ayaa saxaafadda uga warramay wixii ay ka wada hadleen labada madaxweyne.

Wuxuu tilmaamay inay ka wada hadleen labada masuul qodobo dhowr ah oo ay ugu horeyso iskaagishiga labada dowladood waxay kaloo ka wada hadleen soo noolaynta heshiisyo waa hore la galay oo ay ka mid yihiin, ganasiga, gaadidka cirka iyo badda, wax-wada qabsiga dekedaha iyo garroomada diyaaradaha.

Halkaan ka dhagayso safarka madaxweynaha uu ku tagay Jibouti

Madaxweyne wuxuu maanta soo booqan doonaa dekedda magaalada Jibouti, wuxuu kaloo dhagax dhig ku samayn doonaa daljir-ka dahsoon, kadibna waxaa loo dhaadhicin doonaa qado sharaf loo sameeyey.

Waa safarkii ugu horreeyey oo qoryshaysan kuna tagi doono madaxweynuhu dalalka Soomaaliya ee dariska la ah, siyaasadda waddanka mug weyn ku leh.

XAFIISKA WARARKA TOOSIYE MUQDISHO.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Aadan-Madoobe Dhagayso: Aadan Madoobe oo Barre Hiiraale ku gacan siinaya qabashada Kismaayo
- Apr 20, 2014
Aadan Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Qarax xoogan oo ka dhacay Gedo, iyo Duulaan Goordhow bilowday
- Apr 20, 2014
Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Ciidamadda dawladda Soomaaliya ...
General Fartaag Dhagayso: Gen. Fartaag oo Difaacii ka baxay weerar xoogana ku qaaday Maamulka…
- Apr 20, 2014
Xili waayadan uusan saxaafada kasoo muuqan kuxigeenka Axmed Madoobe, Gen Fartaag ayaa waxaa uu ...
Breaking-News Faah Faahin: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Guriceel
- Apr 20, 2014
Diyaarad Qaad siday oo saakay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee Gobolka ...
barre_hiiraale Deg Deg: Dhagayso Barre Hiiraale oo ujawaabay IGAD, “A.Madoobe iyo Afey waa isku beel”
- Apr 19, 2014
Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal kasoo ...
Garbo-Breaking-News1 Deg Deg: Dhagayso: RW C/Wali oo amray in Barre iyo ciidamadiisa isa soo dhiibaan
- Apr 19, 2014
Raisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi ballaaran oo magaalada Kismaayo ku ...