Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxamed Cumar Dalxa oo u anbabixi doona Jiidda Qaza


QAAHIRA.  
 
          Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa kamid ah xildhibaanno ka socda dalalka Carabta oo kusii jeeda jiidda Qaza ee dalka Filistiin.

Dalxa, wuxuu haatan ku sugan yahay Qahira, wuxuuna kamid noqon doonaa xubno baarlamaani ah oo tagi doona Qaza maanta si loosoo xaqiijiyo xabad joojin xalay ka dhaqan gashay jiidda Qaza.

Wuxuu kaloo safarka xildhibaannada baarlamaanka dunida Carabtu ka dhigan yahay inay dadka reer Qaza ee dhibaatadu ku hayso Yuhuudda u muujiyaan siday uga xun yihiin dhibta lasoo gaarsiiyay.

Yuhuudda Isreal iyo dadka Muslimiinta Filistiin ayaa xabad joojin ku saxiixday magaalada Qaahira oo ah magaalo madaxda dalka Masar, waxaana hormuud ka ahaa arrintaas madaxwenaha Masar Maxamed Morsi.

Axmed Muuse
Toosiye.com Muqdisho.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

C.wali-sheekh-iyo-Barre-hiiraale RW C/Wali oo Wadahadal Hordhac ah la yeeshay Barre Hiiraale iyo Qodobadii kasoo baxay..
- Apr 18, 2014
Ilo-wareedyo hoose oo ay xaqiijiyeen odayaasha dhaqanka ee magaalada Kismaayo ayaa tilmaamaya in Ra’iisul ...
6 J SAWIRO: Shirkii dib uheshiisiinta oo Kismaayo kusoo dhamaaday iyo Xaflad dhacday
- Apr 18, 2014
R/Wasaraha Dalka ayaa maanta soo Afmeeray Wadahadaladii uu u yimid magaalada Kismaayo xaflad balaran ...
Breaking-News Deg Deg: Maamulka A.Madoobe oo ku dhawaaqay in Heshiis la gaareen Barre Hiiraale
- Apr 18, 2014
Maamulka Jubba ayaa goordhow ku dhawaaqay in heshiis ay la gaareen Saraakiisha Barre Hiiraale ...
Barre-Hiiraale-iyo-Axmed-Madoobe-300x157 Deg Deg: Dhagayso Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo Heshiis hordhac ah gaaray
- Apr 18, 2014
Magaalada KISMAAYO ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa wali ka soconaya kulamada lagu heshiisiinayo ...
Breaking-News Kenya oo Gaadiid badan hor dhigatay Masaajida Islii iyo dad badan oo xabsiga la dhigay
- Apr 18, 2014
Wararka naga soo gaaraya xaafada Soomaalidu degto ee Islii ayaa sheegaya in maanta salaadii ...
Kenyan-soldiers Dhagayso: Faarax Macalin oo ka shifay danaha ay Kenya ka leedahay Raafka Islii “TopNews”
- Apr 18, 2014
Xili Kenya ay raaf xoogan oo ka dhan ah Soomaalida ka wado xaafada Islii ...