Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ku dhawaad 30 Dhalinyaro katirsan Shabaab oo baladweyne lagu qabtay


Magaalada Baladweyne ee  xarunta gobolka Hiiraan ayay ciidamada dowladda Soomaaliya kusoo qabqabteen dhalinyaro la tilmaamay in lala xiriirinyo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Baladweyne ayaa si wada jir ah gacanyta ugu soo dhigay ragaan  oo sida la sheegay laga shakiyay.

Waxaa la shaacinayaa in 50-Ruux lagu soo qabqabtay howlgalkaasi wada jirka ay u sameeyeen ciidamada iskaashanaya kuwaasi oo 25- kamid ah ay ka tisan yihiin ururka Al-shabaab .

Waxaa saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Baladweyen ay sheegeen inay baaritaano ay wadaan  isla markaasina ay kala saari doonaan dadkaan ay gacanta ku soo dhigeen .

Saraakiishu waxaa ay tilmaamen in dhalintyardaan la qabqabtay qaarkood ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab isla markaasina ay falal amniga ka dhan ah ay halkaasi ka wadeen .

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Baladweyne waayahaan waxay wadeen howlgallo lagu xaqiijinayo amaanka Magaalada xarunta u ah Hiiraan ee Baladweyne .

Xafiiska wararka Muqdisho

www.toosiye.com


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Askarta Kenya2 DHACDO XANUUN BADAN: Lix Bil jir Soomaali ah oo daryeel xumo ugu dhintay Nairobi
- Apr 16, 2014
Sida ay baahiyeen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka Kenya ,gabar yar oo lix bilood ...
Shabaab oo dilay maxbuuskii ay haysteen Kashifaad: Amisom oo Tababar buuxa siisay Al-Shabaab iyo Shaki cusub oo dhashay ‘TopNews”
- Apr 16, 2014
Wargeyska The New Vision ee ka soo baxa caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa ...
hub Caalamka oo isku haysta Somalia kadib markii laga helay Macdanta laga farsameeyo Hubka Nukliyeerka
- Apr 16, 2014
Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka ...
dagaal1 Dhagayso: P/land oo ku biirtay dagaalka Taleex iyo Hanjabaad Cusub
- Apr 16, 2014
Maamulka Puntland ayaa ku goodiyay inay jawaab adag ka bixin doonaan tallaabada ciidamada Maamulka ...
maka_13 Daad ayaa qaaday wadooyinkii Turkiga uu ka dhisay Muqdisho “Sawir”
- Apr 16, 2014
Habeen hore waxa ka da’ay magaalada Muqdisho Roob dadka ay ku diirsadeen waxaana jiray ...
Garbo-Breaking-News13 Deg Deg: Dhagayso garabka Barre oo qirtay in ciidamo ka goosteen, kana hadlay Heshiiska KISMAAYO
- Apr 16, 2014
Ciidamo kasoo goostay garabka Barre ee kusugan  deegaanka Goobwayn ee dhaca duleedka degmada Kismaayo ...