Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

In kabada 100-askari oo kenya lagu soo tababaray oo gaaray Gado

Waxaa tababar loo soo gabagabeeyay ciidamo ka tiran dowladda Soomaaliya kuwaasi oo lagu soo tababaray Kenya waxaana tababarkaasi qaadanayen muddo seddex bilood ah .

Ciidamadan la soo tababaray ayaa waxaa la sheegayaa in ay dib ugu soo laabteen gudaha dalka gaar ahaan gobolka Gado oo maamlihii dambe ay soo gaarayeen waxaana la sheegayaa in haatan ay ku sugan yihiin qeybo kamid ah gobolka Gado.

Waxaa la sheegayaa in ciidankan ay ka badnyihiin 100 askari kuwaasi oo la soo baray Shiishka,sida ay isku bad baadin karaan hadii ay qatar la kulmaan iyo sidoo kale xaaladda dagaal galista.

Axmed Cabdullaahi Xersi oo u hadlay saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Gao waxaa uu sheegay in ciidaadaan ay yihiin kuwii Shabaab ka saari lahaa gabi ahaan gbolka Gado .

Ciidamada uu dhawaan tababarka u soo idlaaday waxaa lagu wadaa inay weerar ku qadaan degmooyin ay ka mid tahay baar-dheere oo ay iminka maamulaan shabaab.

Shabaab ayaa wali ka arimiya qeybo ka mid ah Gado kuwaasi oo xilliyada qaar dilal ka geysta Gobolkaasi.

Xafiiska wararka Muqdisho

www.toosiye.com

2 Talyaaniga oo dadka galaya dalkiisa kaga shakisan Alshabaab
- Jul 5, 2014
Madaxa Ciidamada Badda dalka Talyaaniga ayaa maalintii Khamiista ahayd ka digay in wuxuu ugu ...
11 Alshabaab oo looga baqayo dalka Uganda, iyo Mareykanka oo….
- Jul 5, 2014
Waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka guud ahaan Garoonka diyaaradaha Entebbe ee dalka ...
Kenya oo sheegtay in dad badan ay ka barakacayaan deegaanadii Alshabaab ay weerareen
- Jun 28, 2014
Boqolaal qoys ayaa ka cararay guryihii ay ku lahaayeen deegaanada Mpeketoni iyo Witu iyo ...
Annadif oo war kasoo saaray ciidamada AMISOM ee islaamka ah
- Jun 28, 2014
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa ...
2 Alshabaab oo arin layaableh ka sameeyay Buulo-burde
- Jun 26, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux ...
1 AMISOM oo arin dhici karta ka hadashay
- Jun 26, 2014
Tan iyo markii waxgaradka iyo madaxda beelaha Hawiye ay diideen aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay ...