Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Guddoomiyaha Sh/Hoose oo ka hadlay weerar ay Al-Shabaab kusoo qadeen wafdi uu hoggaaminayay (dhagayso)


MUQDISHO.  
      Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa isagoo u warramaya warsidaha toosiye.com wuxuu u sheegay weerar maanta ay ka badbaadeen isaga iyo xubno kale oo maamulka gobolka kamid ah iyo saraakiil ciidamada AMISOM.

Wuxuu sheegay inay ku jireen kormeer ay ku tageen meelo badan oo gobolka Shabeellaha hoose ah. wuxuu kaloo noo sheegay in raggii soo weeraray oo ka tirsanaa Al-Shabaab laga dilay ilaa 35 askari.

Wuxuu kaloo ka hadlay dhaawac kasoo gaaray madaxa iyo gacanta. wuxuu kaloo tilmaamay xildhibaan la socday wafdiga guddoomiyaha uu gaarigiisii halkaas ku gubtay.

Waraysiga Guddoomiye Siidii halkaan ka dhagayso

Axmed Muuse 
Toosiye News Muqdisho.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Aadan-Madoobe Dhagayso: Aadan Madoobe oo Barre Hiiraale ku gacan siinaya qabashada Kismaayo
- Apr 20, 2014
Aadan Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Qarax xoogan oo ka dhacay Gedo, iyo Duulaan Goordhow bilowday
- Apr 20, 2014
Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Ciidamadda dawladda Soomaaliya ...
General Fartaag Dhagayso: Gen. Fartaag oo Difaacii ka baxay weerar xoogana ku qaaday Maamulka…
- Apr 20, 2014
Xili waayadan uusan saxaafada kasoo muuqan kuxigeenka Axmed Madoobe, Gen Fartaag ayaa waxaa uu ...
Breaking-News Faah Faahin: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Guriceel
- Apr 20, 2014
Diyaarad Qaad siday oo saakay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee Gobolka ...
barre_hiiraale Deg Deg: Dhagayso Barre Hiiraale oo ujawaabay IGAD, “A.Madoobe iyo Afey waa isku beel”
- Apr 19, 2014
Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal kasoo ...
Garbo-Breaking-News1 Deg Deg: Dhagayso: RW C/Wali oo amray in Barre iyo ciidamadiisa isa soo dhiibaan
- Apr 19, 2014
Raisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi ballaaran oo magaalada Kismaayo ku ...