FIFA oo shaacisay ciyaartoyda ugu qaabaynta fiican banooniga dhexda

FIFA:- Ururka kubadda cagta dunnida ayaa shaaciyay in ciyaaryahannada adduunka ee ka ciyaara khadka dhexe kuwooda ugu laacibsan ay yihiin 15 ciyaaryahan.
Magacyada ay FIFA shaacisay waxay dhammaantood ka ciyaaraan naadiyada Yurub kuwaasoo u dheela koxaha ugu caansan ugu taajirsan naadiyada Yurub ka jira.
Waxaa soo socda ciyaaryahanno kale oo la shaacin doono sida ragga ka ciyaara afka hore iyo gool-hayeyaal.
Magacyada ragga ku caan baxay kubud qaabaynta dhexda.
Sergio Busquets (Spain / Barcelona) Xabi Alonso (Spain / Real Madrid),
Cesc Fabregas (Spain / Barcelona), Xavi (Spain / Barcelona).
Luka Modric (Croatia / Real Madrid) Eden Hazard (Belgium / Chelsea),
Frank Lampard (England / Chelsea), Andres Iniesta (Spain / Barcelona)
Mesut Ozil (Germany / Real Madrid), David Silva (Spain / Manchester City)
Franck Ribery (France / Bayern Munich), Andrea Pirlo (Italy / Juventus)
Bastian Schweinsteiger (Germany / Bayern Munich)
Yaya Toure (Cote d’Ivoire / Manchester City), Steven Gerrard (England / Liverpool)
Xafiiska wararka London.
http://www.toosiye.com/wp-content/themes/naqshadtiigalgaduud/images/" alt="Toosiye.com logo" border="0" />





