Toosiye.com

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib
BOOSAASO.   Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno kala duwan ku ridey 92 qof oo 81 ka mid ah ay u dhasheen Wadanka Iiraan kuwaas oo si sharcidaro ah uga kalumeysanayay xeebaha Soomaaliya.

Dadka ka la xukumay oo 81 ay ahayeen ajaanib u dhalatay dalka Iiraan halka 11 kalane ay ahayeen Soomaali la socotay doomaha ay wataan dadka u dhashay dalka Iiraan ee sida sharcidarada ah uga kalumeysanayaay xeebaha dalka.

Doonyaha oo Gaaraya shan Doonyood Waxaa lagu Xukumay Doontiba 1000 oo Dollar oo Ganaax ah Halka Nakhuudahasha ama Kaxeeyaha Doonyahaas Lagu Xukumay 5000 kun oo Dollar oo Ganax ah.

Xigasho- Radio Muqdisho.

“Heegan buuxa ayaa la galiyay ciidamada qalabka sida” C/Kariim ayaa yiri
MUQDISHO.             Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sheegtay in heegan buuxa la galiyay ciidamada qalabka sida, waxayna wasaaraddu codsatay shacabku inay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka qaabilsan.

Wasiirka wasaaraddaas, Cabdi-Kariim Xuseen Guuleed oo la hadlay idaacadda qaranka “Radio-Muqdisho” ayaa sheegay in heegan la galiyay ciidamada taasoo uu ku tilmaamay in ammaanka wax laga qaban doono.

‘’Qorshayaal badan oo ay damacsanaayeen waa la fashiliyay…….. falkii arxandarrada ahaa ee Shalayna waxaa laga baran karaa inaanu xaaladda amniga kor usii qaadno,……. waxaa laga baran karaa ineysan jirin cid ay dhaafayaan oo ay yihiin arxan-laawayaal,……. waxaa laga baran karaa in haddii si-wadajir ah dowladda iyo shacabka isaga kaashadaan laga hortagi karo falalka argaggixisada oo ay soo maleegaan dhagar-qabayaasha baneystay daadinta dhiigga ummadda Soomaaliyeed’’    SidaaS waxaa yiri C/kariin Xuseen Guuleed.

Dhinaca kale ciidamada ammaanka ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo ammaanka  Muqdisho xalay ilaa saaka ka wada xaafo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir,  iyadoo ciidamadu ay gacanta ku dhigeen rag iyo gaadiid looga shakisanyahay iney wadeen falal amnidarro ah.

TOOSIYE NEWS ONLINE.

“War waa cadow aan wada leennahay. Waa cadow aan qofna reebeyn” Xasan ayaa yiri
MUQDISHO.           Kaddib kulan deg-deg ah oo uu la yeeshay guddiga ammaanka qaranka, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro kooxda al-Shabaab uu galay weji cusub.

Isagoo shacabka kala hadlay warbaahinta qaranka, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u jeediyay shacabka Soomaaliyeed inaan loo kala harin dagaalka lagula jiro al-Shabaab, ayna u diyaargaroobaan sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen dagaal cusub oo lala galayo kooxda.

“War waa cadow aan wada leennahay. Waa cadow aan qofna reebeyn, dadka meel ha uga soo wada jeestaan,” ayuu yiri madaxweynaha oo hadalkiisu uu ka kulullaa sidii lagu garan jiray.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay in dowladda ay dhowaan qaadi doonto tallaabooyin lagu xaqiijinayo ammaanka, lagagana hor tagayo inay dhacaan falal la mid ah kuwii shalay dhacay.

Madaxweynaha ayaa xusay in dowladda ay ku dadaali doonto sidii loo burburin lahaa awoodda kooxda al-Shabaab, oo uu sheegay inay sii wiiqmeyso.

29 qof ayaa lagu dilay weerarro isugu jira qaraxyo iyo toogasho oo lagu qaaday maxkamadda gobolka Banaadir. Ku dhowaad 60 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarrada.

Ugu yaraan toban ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab oo aad u hubeysan ayaa xoog ku galay dhismaha maxkamadda, waxayna billaabeen inay toogtaan dadkii halkaas ku sugnaa.

Askartii Shabaab ee xoogga ku galay xarunta maxkamadda  dhammaantood waxay noqdeen wax la dilay iyo wax is qarxiyay.

TOOSIYE NEWS ONLINE.

Ahlu-sunna waxay soo dhaweeyeen wadahadallada Soomaaliya & Somaliland
MUQDISHO.        Maamulka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay wada-hadallada magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku dhex maray dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Isagoo ku sugan magaalada Muqdisho, guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlu Sunna Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye ayaa  sheegay  inay soo dhoweynayaan wejiga saddexaad ee wada-hadallada u soo socday dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.

Guureeye wuxuu sheegay in wada-hadallada ay yihiin kuwo rajo cusub gelinaya shacabka Soomaaliyeed, horseedi karana inay dib isugu soo laabtaan walaalaha Soomaaliyeed.

Wejiga saddexaad ee wada-hadalla u socday dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa maalin kahor  lagu soo gabagabeeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

War-murtiyeed laga soo saaray ayaa qodobbada ay labada dhinac ku heshiiyeen waxaa ka mid ah iskaashiga dhinaca ammaanka, argagaxisada, burcad badeedda iyo ganacsiga iyo in shir kale la isugu yimaado saddex bil gudahood, kaasoo ka dhici doona magaalada Istanbul.

TOOSIYE NEWS ONLINE.

GARBAHAAREEY: 3 Shabaab ah oo isku dhiibay Ahlu-sunna
GARBAHAAREEY.               Saraakiil ka tirsan ururka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee gobolka Gedo ayaa  ku soo bandhigay magaalada Garbahaarrey saddex nin oo la sheegay inay ka soo goosteen kooxda al-Shabaab.

Saddexda nin ayaa isku dhiibay maleeshiyada Ahlu Sunna ee magaalada Garbahaarrey.

Afhayeenka Ahlu Sunna Maxamed Xuseen al-Qaaddi ayaa  sheegay in nimanka isa soo dhiibay ay horey uga tirsanaayeen kooxda al-Shabaab, isagoo intaas raaciyay inay xog muhiim ah  oo ku saabsan shirqoollo iyo falal ka dhanka ah ammaanka  ka heleen baxsadka al-Shabaab.

Waxaa isa soo tareysa tirada maleeshiyada ka soo goosaneysa kooxda al-Shabaab oo lagala wareegay inta badan magaalooyinka muhiimka ah ee dalka.

TOOSIYE NEWS ONLINE

2 Turkish ah oo Muqdisho lagu dilay
MUQDISHO.             Laba ka mid ah shaqaalaha samafalka dalka Turkiga ee jooga Muqdisho ayaa ku dhintay  qarax loo adeegsaday gaari  lagu rakibay waxyaabaha qarxa kaasoo lagu bar-tilmaameedsaday gaari kale oo shaqaalahaas ay saarnaayeen.

Weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa KM4 iyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, sida uu sheegay taliyaha ciidamada bilayska ee saldhigga Waaberi Cabdifitax Sabriye Xasan.

Wuxuu sheegay in labada qof ee Turkish-ka ah ay ka tirsanaayeen shaqaalaha hay’adda samafalka ee Tika.

Qofkii gaariga qaraxa fuliyay waday ayaa sidoo kale la sheegay inuu geeriyooday, iyadoo hooyo iyo canugeeda oo marayay goobta uu qaraxa ka dhacay ay dhaawacmeen.

Wax war ah oo wali kama soo bixin hay’adda Tika.

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarradii lagu laayay samafaleyaasha.

TOOSIYE NEWS DESK

Raggii Shalay soo weeraray maxkamadda waxaa ku jiray Somali-Canadian
MONTORIAL.          Wargeysyada ka soo baxa dalka Canada oo soo xiganaya sirdoonka dalkaas ayaa weriyay saaka in wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jirey Mahad Cali Dhoore oo heystay dhalashada dalka Canada uu ka mid ahaa malleeshiyaadkii shalay fuliyay qaraxyadii xarunta maxkamadda ee Muqdisho.

Wargeyska oo lagu magacaabo The Star  ayaa saaka qoray war uu kasoo xigtay hey’adaha sirdoonka ee  Canada iyo Soomaaliya kaasoo ahaa in nin heystay dhalashada dalka Canada  asalkiisuna Soomaali yahay uu  ka mid ahaa raggii shalay weeraray maxkamadda gobolka Banaadir.

Wargaysku wuxuu kaloo xusay  Mahad Cali Dhoore inuu dhammeeyay Jaamacad  ku taalla  Canada,  wuxuuna Wargeysku tilmaamay in la xaqiijiyay in Mahad Cali Dhoore uu ka mid ahaa 9 qof oo weerar soo qaadday.

Wargeyska oo soo xiganaya warar dheeraad ah ayaa caddeeyay inay jiraan rag kale  oo heysta dhalashada dalka Canada kuwaasoo la rumeysanyahay iney ka mid yihiin askarta u dagaalanta Shabaab.

TOOSIYE NEWS DESK

Kismaayo oo dib loo furay suuqyadii ay ciidamadu xireen
KISMAAYO.         Maanta waxaa dib loo furay dhamman suuqyada magaalada Kismaayo kaddib markii ay ciidamada ku sugan magaalada ay diideen in dhammaan goobaha ganacsiga la furo.

Sida loo xaqiijiyay wargayska Toosiye ciidamada ayaa sameeyey gadood ay ku macneeyeen in mushaarkooda loo diiday.

Waxay ciidamadu ammar ku bixiyeen in la xiro dhammaan goobaha ganacsiga oo dhan ee magaalada Kismaayo ku yaalla, taasoo ay ku jirto dekedda magaalada oo shalay aysan waxba ka dagin.

Dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada ayaa u hoggaansamay ammarka ciidamada kasoo baxay.

Ciidamada gadoodka sameeyay ma ahayn ciidan khaas ah, waxaa si isku dhafan u sameeyey dhammaan wixii ciidan ahaa ee magaalada ku sugan.

Wadahadal dhex-maray maamulka iyo guddi ay ciidamadu iska soo xuleen ayaa lagu dhammeeyay in shacabka loo fasoxo ganacsiga laguna celiyo ciidamada xeryaha.

Ciidamadu waxay sheegteen inaan muddo 6-bilood ah la siin wax mushahar ah, laakiin waxaa shalay askari walba la siiyay Boqol-Dollar, taasoo fududaysay inay shacabku maanta usoo kallahaan shaqooyinkooda.

MAXAMED JAAMAC FAARAX

Toosiye News Online

Mjfaarax@gmail.com

(Sawirro) Maxjarka xoolaha ee Muqdisho oo la kormeeray
MUQDISHO.             Kormerkaan shaqo oo ay ku tageen maxjarka xoolaha  Jaziira ee kuyaalLa duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa horkacayay Wasiirka Wasaaradda kheyraadka dalka oo ay weheliyaan guddiga baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee qaabilsan la socodka kheyraadka dalka tasoo ay ugu kuurgalayeen habka uu u shaqeeyo maxjarka weyn xoolaha ee Jaziira.

Intaasi kadib waxa kulan saacado qaatay halkaasi uu ku dhaxmaray mas’uuliyiinta  Wasaaradda Kheyraadka iyo gudigii ka socday Baarlamaanka iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka maxjarka Jaziira oo halkaasi su’aalo ku weydiiyay maamulka shirkadda Jaziira.

C/kamaal Maxamed sh C/laahi oo ah maamulaha maxjarka oo ugu horeyn warbixin dhamaystiran siiyay guddiga ayaa ka warbixiyay howlaha maxjarka uu soo qabtay iyo inta goor ee maxjarka laga dhoofiyay xoolo wuxuuna xusay in howlaha Maxjarku ay ku socdaan si wanaagsan islamarkaana toddobaad walba la keeno xoolo tiro badan.

Maxamed Maxamuud Goodir oo ku hadlay magaca guddiga Baarlamaanka ee qaabilsan la socoshada dhanka xoolaha iyo beeraha ayaa sheegay in guddigaan uu yahay mid la socosho iyo u kuurgalid ku sameeya had iyo goor dhaqdhaqaaqa kheyraadka dalka taasina ay tahay ujeeddada ay u tageen Maxjarka.

Wasiirka Wasaaradda kheraadka dalka  C/risaaq Cumar Maxamed oo sheegay in wasaaraddiisu ay garab taagantahay cidkasta oo hormarka dalka ka shaqeyeneysa  iyo  ganacsatada oo dhan, sidoo kale qof walba oo maalgashi dalka ay ku sameyneysa ay soo dhaweynayaan.

DAAWO SAWIRRADA.

SAWIRRO DHEERAAD AH QARAX KA DHACAY MUQDISHO
MUQDISHO.                   Akhristayasheena sharafta leh waxaan idiin soo gudbinaynaa Sawirada Xarunta Maxkamadda Gobalka banaadir oo maanta ay ka dhaceen Qaraxyo naftii halignimo oo ugu danbeyntii ay ciidamada qalabka sida ku guuleysteen in ay soo af-jaraan kooxihi xarunta isku gedaamay kana soo badbaadiyay Masuuliyiintii Gudaheeda ku sugnaa. waxaa xusid mudan in meydadka tuutaha xiran ay yihiin qaar kamid ah dhagarqabayasha.