Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(Faahfaahin & sawirro) Yuusuf Xassan oo la sheegay inuu laba lugood ka jabay & …..

ISLII.     Xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamakunji ee magaalada Nairobi Yuusuf  Xassan Cabdi ayaa faahfaahin laga soo saaray dhaawicii kasoo gaaray qarax lala eegtay isaga iyo dad badan oo shacab ahaa oo ku tukaday masaajidka Al-Hidaaya.

Xildhibaanku waxaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka wuxuuna ka jabay labada lugood, sidoo kale gacanta bidixna waxaa kasoo gaaray dhaawac.

Maxamed Ismaaciil Shiine, waa uqaabilsana xildhibaanka xaafadda Islii wuxuna tilmaamay inuu haatan Yuusuf caafimaad qabo oo uu sheekeynayo.

Shiine wuxuu intaas ku daray inaan la ogayn qaraxu wuxuu ahaa, sidoo kale dhaawaca goobta ayuu ku tilmaamay inuu sii caga-cagaynayo 20 qof halka dhimashadana aysan wali kala caddayn tirada guud.

Qaraxan wuxuu u egyahay mid lagu doonayay in lagu khaarajiyo duqa degmada Kamakunji Yuusuf Xasan.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi-Kenya.


 


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Deg Deg: Rasaas laga maqlay Beledweyne iyo Dagaallo laga cabsi qabo
- Apr 16, 2014
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaas ...
Gaas-iyo-Camey Deg Deg: Dhagayso: Gaas oo iscasilaad loogu baaqay xili S/land kusii jeedo Garoowe
- Apr 16, 2014
Xili ciidamada Somaliland ay la wareegeen degmada Taleex oo ku dhow Garoowe ayaa waxaa ...
SHABAAB TOOSIYE NEWS ONLINE Al-Qacida: Al-Shabaab waa ku guul daraysatay Dagaalkii Soonaaliya “TopNews”
- Apr 16, 2014
Ururka Al-Qacida garabkiisa Syria ee lagu magacaabo Alnusra Front ayaa sheegay in  Xarakada Al-shabab ...
dagaal1 Deg Deg: Khaatumo State oo ku biirtay Puntland xilli Taleex ay qabsatay Somaliland
- Apr 16, 2014
Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay qabsashada magaalada Taleex oo ay la wareegeen ciidamo ...
Cali-Dheere Dhagayso Cali Dheere: Hanjabaad ku socota Shacabka kunool Kenya iyo….
- Apr 16, 2014
Kadib markii Ciidamada Dowladda Kenya ay bilaabeen Raaf ka dhan ah Soomaalida ku Nool ...
xasan CADEYN: Madaxweyne Xasan Sh oo qaatay Mid kamid ah amaradii ugu cuslaa ee Itoobiya
- Apr 16, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhabeeyay warar lagu xamanayay oo ahaa in ...