Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Faahfaahin kasoo baxaysa qaraxii masaajidka Al-Hiddaaya.


ISLII.      
        Sida aan soo aragnay waxaa iminka la keenay isbitaalka lagu magacaabo Madina Hospital oo ku yaala waddada 9-street shan qof oo dhaawac kasoo gaaray qarax ka dhacay daqiiqado kahor masaajidka Al-Hiddaaya oo qarax lala eegtay.

Dadka qaraxa wax kasoo gaareen waxay ku sugnaayeen bannaanka masaajidka waxayna dhagaysanayeen duqa degmada Kamakunji Yuusuf Xasan oo masaajidka ka hadlayay.

Lama sheegin cidda weerarkaas lahayd laakiin maydadkii waxay wali yaalaan halkii qaraxu ka dhacay, sidoo kale gawaarida gurmadka ah ayaa dad kaloo dhaawac ah u qaaday isbitaallada waawayn ee magaalada Nairobi.

Boolis iyo ciidamo kale ayaa isa soo taagay goobta waxaana wali la gurayaa dhaawac badan oo meesha yaala.

Warar kale ayaa soo socda haka dheeraan warsidaha Toosiye.com

Warkan kii ka horeeyay halkaan ka akhriso.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi-Kenya.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

maka_13 Daad ayaa qaaday wadooyinkii Turkiga uu ka dhisay Muqdisho “Sawir”
- Apr 16, 2014
Habeen hore waxa ka da’ay magaalada Muqdisho Roob dadka ay ku diirsadeen waxaana jiray ...
Garbo-Breaking-News13 Deg Deg: Dhagayso garabka Barre oo qirtay in ciidamo ka goosteen, kana hadlay Heshiiska KISMAAYO
- Apr 16, 2014
Ciidamo kasoo goostay garabka Barre ee kusugan  deegaanka Goobwayn ee dhaca duleedka degmada Kismaayo ...
rw-cabdi-wali1 Deg Deg: RW Soomaaliya oo ku wajahan Gaalkacyo iyo Xog sheegaysa inuu…
- Apr 16, 2014
Ra'isal wasaaraha Somalia Cabdiweli Shiikh Axmad ayaa warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in 18 ...
Deg Deg: Rasaas laga maqlay Beledweyne iyo Dagaallo laga cabsi qabo
- Apr 16, 2014
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaas ...
Gaas-iyo-Camey Deg Deg: Dhagayso: Gaas oo iscasilaad loogu baaqay xili S/land kusii jeedo Garoowe
- Apr 16, 2014
Xili ciidamada Somaliland ay la wareegeen degmada Taleex oo ku dhow Garoowe ayaa waxaa ...
SHABAAB TOOSIYE NEWS ONLINE Al-Qacida: Al-Shabaab waa ku guul daraysatay Dagaalkii Soonaaliya “TopNews”
- Apr 16, 2014
Ururka Al-Qacida garabkiisa Syria ee lagu magacaabo Alnusra Front ayaa sheegay in  Xarakada Al-shabab ...