Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Yuusuf Xassan oo dhaawac kasoo gaaray qaraxii masaajidka Al-Hiddaaya

ISLII.       Wararka kasoo baxaya qaraxii masaajidka Al-Hiddaaya lala eegtay ayaa waxay iminka tilmaamayaan inuu ku dhaawacmay duqa degmada Kama-Kunji Yuusuf Xasan.

Warka aan haynaa wuxuu tilmaamayaa inuu Yuusuf dhaawaciisu yahay mid fudud.

Wali lama hayo qaraxa cidda ka dambeysa laakiin waxaa loo malaynayaa in ujeeddadu ahayd in la qaarajiyo duqa degmada Kama-Kunji Yuusuf Xasan.

Waa weerarkii ugu horeeyey oo lala eegto duqa waxayna u egtahay mid siyaasadaysan qaraxa.

Warar kale ayaa soo socda haka dheeraan warsidaha Toosiye.com

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi-Kenya.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Cabdi says:

    maxaa laga rabaa mudanahaan dadka kii waxtaro waa la dilaa kii kalena waa la rabaa aduunka yaab aa ka jiro yuusuf oo kale lama arkaayo wuxuu qabteyna cid islii u qabatay ma jirto ee soomaaliyeed iska qabta cida nabad xumada ka wado islii hadii kale nin madoow ah lee idin xukumaayo




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Aadan-Madoobe Dhagayso: Aadan Madoobe oo Barre Hiiraale ku gacan siinaya qabashada Kismaayo
- Apr 20, 2014
Aadan Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Qarax xoogan oo ka dhacay Gedo, iyo Duulaan Goordhow bilowday
- Apr 20, 2014
Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Ciidamadda dawladda Soomaaliya ...
General Fartaag Dhagayso: Gen. Fartaag oo Difaacii ka baxay weerar xoogana ku qaaday Maamulka…
- Apr 20, 2014
Xili waayadan uusan saxaafada kasoo muuqan kuxigeenka Axmed Madoobe, Gen Fartaag ayaa waxaa uu ...
Breaking-News Faah Faahin: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Guriceel
- Apr 20, 2014
Diyaarad Qaad siday oo saakay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee Gobolka ...
barre_hiiraale Deg Deg: Dhagayso Barre Hiiraale oo ujawaabay IGAD, “A.Madoobe iyo Afey waa isku beel”
- Apr 19, 2014
Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal kasoo ...
Garbo-Breaking-News1 Deg Deg: Dhagayso: RW C/Wali oo amray in Barre iyo ciidamadiisa isa soo dhiibaan
- Apr 19, 2014
Raisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi ballaaran oo magaalada Kismaayo ku ...