Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(Dhageyso) Shabaab oo shacabka Muqdisho ku eedeeyay inay ka gaaabiyeen taageeradii ay siin jireen

Wakiilka shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen waxaa uu shacabka Muqdisho ku dhaliilay inay ka gaabiyeen taageeradii ay siin jireen ururkooda oo ay u weecdeen dhanka dowladda .

Wuxuu ka haday dagaaladii ugu dambeeyay ee dhexmaray iyaga iyo sidoo kale ciidamada dowladda soomaaliya oo ay kaabayan ciidamada AMISOM.

 

Riix Halkaan si aad u dhageysato codka Gudoomiayha dibad jooga Sheekh cali Maxamed Xuseen

Xafiiska wararka muqdisho

www.toosiye.com


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

dagaal Deg Deg: Dhagayso ciidamada Huwanta oo kusii jeeda Baardheere iyo Kaliil oo ka hadlay
- Apr 17, 2014
Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa duulaan dagaaleed ku ah magaalada Baardheere oo ...
KISMAAYO AARGADA Dhagayso: Warar Cusub oo laga helayo cida ka danbeysa dilalka Kismaayo
- Apr 17, 2014
Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada  hoose ayaa waxaa kusii badanaya weerarada lagu dilayo dad ...
MADAXWAYNE-INDHOSHEEL Dhagayso: BBC oo Waraysatay Madaxweynaha Khaatumo iyo waxii ka dhacay Taleex
- Apr 17, 2014
Madaxwaynaha Maamulka khaatumo Maxamed yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa Waraysi Siiyey Idaacada BBC- wuxuu uga ...
breaking news red Deg Deg: Qaraxyo waa weyn oo Goordhow lala beegsaday ciidamada Amisom
- Apr 17, 2014
War hadda soo dhacay wuxuu sheegayaa in qaraxyo seddax ay ka dhaceen xaafadda Ruusiya ...
kulanka-golaha-wasiirada-150x150 Dhagayso: Golaha Wasiirada oo Falanqeeyay Socdaalka RW ee Kismaayo iyo qodobo kale
- Apr 17, 2014
Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir ...
515 Dhagayso: C/Qeybdiid iyo Gaas oo ku heshiiyay Gaalkacyo “TopNews”
- Apr 17, 2014
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug madaxweynayaasha maamulada Puntland ...