Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(Dhageyso) hadalka Madaxweynaha kadib imaatinkiisa Muqdisho

Madaxweyanaha  Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay waxaa uu ka war bixiyay sababihii uu u tagay Turkiga .

Shirjaraa’id oo uu imaatinkiisa ka dib qabtay waxaa uu kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay qaraxii xalay ee ka dhacay kenya gaar ahaan Nairobi Islii.

Riix Halkaan si aad u dhageysato codka Gudoomiayha dibad jooga Sheekh cali Maxamed Xuseen.

Riix Halkaan si aad u dhageysato madaxweynaha soomaaliya ka dib imaatinkiisa muqdisho

2 Talyaaniga oo dadka galaya dalkiisa kaga shakisan Alshabaab
- Jul 5, 2014
Madaxa Ciidamada Badda dalka Talyaaniga ayaa maalintii Khamiista ahayd ka digay in wuxuu ugu ...
11 Alshabaab oo looga baqayo dalka Uganda, iyo Mareykanka oo….
- Jul 5, 2014
Waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka guud ahaan Garoonka diyaaradaha Entebbe ee dalka ...
Kenya oo sheegtay in dad badan ay ka barakacayaan deegaanadii Alshabaab ay weerareen
- Jun 28, 2014
Boqolaal qoys ayaa ka cararay guryihii ay ku lahaayeen deegaanada Mpeketoni iyo Witu iyo ...
Annadif oo war kasoo saaray ciidamada AMISOM ee islaamka ah
- Jun 28, 2014
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa ...
2 Alshabaab oo arin layaableh ka sameeyay Buulo-burde
- Jun 26, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux ...
1 AMISOM oo arin dhici karta ka hadashay
- Jun 26, 2014
Tan iyo markii waxgaradka iyo madaxda beelaha Hawiye ay diideen aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay ...