Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(Daawo Sawirro) Madaxweynaha Soomaaliya sida loogu soo dhaweeyay Turkiga

Madaxweyanah soomaaliya ayaa xalay waxaa uu gaaray dalkaa Turkiga isaga iyo wafdi uu hoggaaminayay waxaana garoonka Ankara loogu soo dhaweeyay si diiran.

Xasan Sheekh maxamuud madaxweynaha umadda Soomaaliyeed iyo wafdigiisa ayaa  kulan la qaatay madaxda dalka sida Ra’iisul wasaaraha Rajab Dayib Erdogan.

Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxaa lasheegaa in ay ka wada hadli doonaan arrimo ay ka mid yihiin ammnaaka iyo arrimo kale .

Ma jiro safar kale oo madaxweynaha u qorshayn oo uu ku tagi doono waddan kale, waxaa la filayaa inuu kusoo laaban doono Muqdisho markuu safarkaas usoo dhamaado.

Waa safarkii ugu horreeyey ee uu madaxweyna Soomaaliya ku tago dalka Turky tan iyo markii la doortay.

Xafiirka wararka Toosiye.com
Muqdisho.

 

 

 

2 Talyaaniga oo dadka galaya dalkiisa kaga shakisan Alshabaab
- Jul 5, 2014
Madaxa Ciidamada Badda dalka Talyaaniga ayaa maalintii Khamiista ahayd ka digay in wuxuu ugu ...
11 Alshabaab oo looga baqayo dalka Uganda, iyo Mareykanka oo….
- Jul 5, 2014
Waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka guud ahaan Garoonka diyaaradaha Entebbe ee dalka ...
Kenya oo sheegtay in dad badan ay ka barakacayaan deegaanadii Alshabaab ay weerareen
- Jun 28, 2014
Boqolaal qoys ayaa ka cararay guryihii ay ku lahaayeen deegaanada Mpeketoni iyo Witu iyo ...
Annadif oo war kasoo saaray ciidamada AMISOM ee islaamka ah
- Jun 28, 2014
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa ...
2 Alshabaab oo arin layaableh ka sameeyay Buulo-burde
- Jun 26, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux ...
1 AMISOM oo arin dhici karta ka hadashay
- Jun 26, 2014
Tan iyo markii waxgaradka iyo madaxda beelaha Hawiye ay diideen aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay ...