Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(Daawo Sawirada) Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Ankara ee dalka Turkiga

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga wuxu kulan kula qaatay dhigiisa dalkaasi Turkiga.

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu kulanka la qaatay Madaxweynaha dalka Turkiga Abdallah Gul iyadoo labada Madaxweyne ay kawada hadleen arimaha Soomaaliya.

Arimaha ugu muhiimsan ee Madaxweynaha Soomaaliya uu dhigiisa dalka Turkiga kala hadlay ayaa waxaa kamid ahaa xiriirka labada Dowladood iyo sii wadista turkiga raageerada uu Dowladda Soomaaliya siiyo.









 

2 Talyaaniga oo dadka galaya dalkiisa kaga shakisan Alshabaab
- Jul 5, 2014
Madaxa Ciidamada Badda dalka Talyaaniga ayaa maalintii Khamiista ahayd ka digay in wuxuu ugu ...
11 Alshabaab oo looga baqayo dalka Uganda, iyo Mareykanka oo….
- Jul 5, 2014
Waxaa si aad ah loo adkeeyay amaanka guud ahaan Garoonka diyaaradaha Entebbe ee dalka ...
Kenya oo sheegtay in dad badan ay ka barakacayaan deegaanadii Alshabaab ay weerareen
- Jun 28, 2014
Boqolaal qoys ayaa ka cararay guryihii ay ku lahaayeen deegaanada Mpeketoni iyo Witu iyo ...
Annadif oo war kasoo saaray ciidamada AMISOM ee islaamka ah
- Jun 28, 2014
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa ...
2 Alshabaab oo arin layaableh ka sameeyay Buulo-burde
- Jun 26, 2014
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux ...
1 AMISOM oo arin dhici karta ka hadashay
- Jun 26, 2014
Tan iyo markii waxgaradka iyo madaxda beelaha Hawiye ay diideen aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay ...