Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(Daawo Sawirada) dhaawacyada Dadkii ku wax ku noqday qaraxii ka dhacay Islii Nairobi

Waxaa faah faahino ay wali ka soo baxayaan qaraxii xalay e ka dhacay magaalada nairobi gaar ahan islii .

Dhaawacyada dakii ay wax ka soo gaareen ayaa waxaa lagu baxnaaninayaa cisbitaalada dalkaasi gaar ahaan kuwa nairobi.

Daawo Sawirada sida loola tacaalayo dhaawacyada dadkii wax ku noqday qaraxii islii xalay ka dhacay.

 

Xafiiska wararka Muqdisho

www.toosiye.com


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Askarta Kenya2 DHACDO XANUUN BADAN: Lix Bil jir Soomaali ah oo daryeel xumo ugu dhintay Nairobi
- Apr 16, 2014
Sida ay baahiyeen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka Kenya ,gabar yar oo lix bilood ...
Shabaab oo dilay maxbuuskii ay haysteen Kashifaad: Amisom oo Tababar buuxa siisay Al-Shabaab iyo Shaki cusub oo dhashay ‘TopNews”
- Apr 16, 2014
Wargeyska The New Vision ee ka soo baxa caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa ...
hub Caalamka oo isku haysta Somalia kadib markii laga helay Macdanta laga farsameeyo Hubka Nukliyeerka
- Apr 16, 2014
Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa dalka ...
dagaal1 Dhagayso: P/land oo ku biirtay dagaalka Taleex iyo Hanjabaad Cusub
- Apr 16, 2014
Maamulka Puntland ayaa ku goodiyay inay jawaab adag ka bixin doonaan tallaabada ciidamada Maamulka ...
maka_13 Daad ayaa qaaday wadooyinkii Turkiga uu ka dhisay Muqdisho “Sawir”
- Apr 16, 2014
Habeen hore waxa ka da’ay magaalada Muqdisho Roob dadka ay ku diirsadeen waxaana jiray ...
Garbo-Breaking-News13 Deg Deg: Dhagayso garabka Barre oo qirtay in ciidamo ka goosteen, kana hadlay Heshiiska KISMAAYO
- Apr 16, 2014
Ciidamo kasoo goostay garabka Barre ee kusugan  deegaanka Goobwayn ee dhaca duleedka degmada Kismaayo ...