Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay xoolo ay Al-Shabaab dadka ka dheceen(Dhagayso)

MUQDISHO.      Howlgal ay ciidamada milatariga Soomaaliya shalay galinkii dambe ka fuliyeen tuulooyin u dhow degmada Jowhar ayay kusoo furteen xoolo farabadan oo kooxda Al-Shabaab ay si xoog ah uga soo uruuriyeen dadka ku dhaqan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xoolaha ay soo furteen ciidamada dowladdu waxay u badnaayeen L0′, iyo Ari

Taliyaha gaaska koowaad ee ciidanka xoogga dalka Gen. C/llaahi Cali Caanood ayaa warbaahinta uga warramay howlgalkii ay shalay ka fuliyeen afar tuulo oo hoostagta magaalada Jowhar.

Ciidamada dowladdu waxay kusii siqayaan magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

Halkaan ka dhagayso C/llaahi Cali Caanood hadalkiisii

Axmed Muuse
Toosiye News Muqdisho.


WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Aadan-Madoobe Dhagayso: Aadan Madoobe oo Barre Hiiraale ku gacan siinaya qabashada Kismaayo
- Apr 20, 2014
Aadan Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Qarax xoogan oo ka dhacay Gedo, iyo Duulaan Goordhow bilowday
- Apr 20, 2014
Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Ciidamadda dawladda Soomaaliya ...
General Fartaag Dhagayso: Gen. Fartaag oo Difaacii ka baxay weerar xoogana ku qaaday Maamulka…
- Apr 20, 2014
Xili waayadan uusan saxaafada kasoo muuqan kuxigeenka Axmed Madoobe, Gen Fartaag ayaa waxaa uu ...
Breaking-News Faah Faahin: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Guriceel
- Apr 20, 2014
Diyaarad Qaad siday oo saakay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee Gobolka ...
barre_hiiraale Deg Deg: Dhagayso Barre Hiiraale oo ujawaabay IGAD, “A.Madoobe iyo Afey waa isku beel”
- Apr 19, 2014
Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal kasoo ...
Garbo-Breaking-News1 Deg Deg: Dhagayso: RW C/Wali oo amray in Barre iyo ciidamadiisa isa soo dhiibaan
- Apr 19, 2014
Raisul wasaaraha Soomaaliya Pro Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi ballaaran oo magaalada Kismaayo ku ...