Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WAXBARASHADA

KISMAAYO AARGADA

Dhagayso: DF oo ku eedeysan inuu ka awood badiyay Maamulka A. Madoobe ee Jubba

Ra’isul Wasaaraha DF Soomaaliya ayaa la sheegay inuu fashil kaga soo laabtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, isagoo kaliya lasoo kulmay xubnaha maamulka Axmed

Continue Reading »

Qeybta WAXBARASHADA

KISMAAYO AARGADA

Cod: Ciidamo kasoo goostay Barre Hiiraale iyo Heshiiskii RW iyo Jubba “TopNews”

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa soo gaaray ciidamo kasoo goostay garabka Barre Hiiraale oo kusugan duleedka Kismaayo. Ciidamadan ayaa isku soo dhiibay

Continue Reading »

WAXBARASHADA Archives

Kenya oo arim muhiid ah ka dalbatay dowlada Soomaaliya
- Feb 11, 2014
Dowlada Kenya ayaa ka dalbatay dowlada Soomaaliya inay ku dhawaaqdo xubno qeyb ka ah gudiga fududeynayo dib usoo celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha dalka Kenya. Wasiirka arimaha gudaha ee ...
Amiin-oo-Wareysanaya-Biibto-500x375
Biibto: Madaale Howlkar ah oo aan ku Guuleysan Abaalmarin Caalami ah.
- Feb 2, 2014
In ka badan Muddo 24 Sanno ayaa aad u aqaaney Xabiibo Axmed Jimcaale oo ku Magac Dheer Biibto , waxaana dhawaan kula  kulmey Munaasabad ka dhacaysey Hotel Amiira ee Magaalada ...
Photo-0016
Xaalad adag oo dhinaca waxbarashada ah gobollada dhexe ka jirto (SAWIRO)
- Nov 18, 2013
Soomaaliya oo ah dal ay la dageen Colaado iyo qalaanqal siyaasadeed ayaa inta badan waxa ka dhaca masiibooyin lasoo gudboonaada bulashada sida macluusha cudurada IWM. Waxbarashada oo ka mida tiirarka ugu  ...
Hambalyo
FARXAD MEHER “Wada-jira oo nabad gala Allahayow idinka yeel”
- Jan 28, 2013
Waxaa halkan tahniyad guur ka diraya dhammaan wariyayaasha Soomaaliyeed gaar-ahaan dalladda suxufiiyiinta JIJA. waxaa tahniyad meher diyara Maxamed Jaamac Faarax Maxamed Gaarane Aadan Maxamed Xaashi Tawakal Maxamed Cibaar Diiriye Bashiir Axmed Taajir Mahad Cumar Diiriye Yaxye Jaamac Samatar Cabdiqadar ...
Breaking-News.
Al-Shabaab oo aan ka waraysanay xaaladda B/xaawo (Dhagayso)
- Nov 24, 2012
BALAD-XAAWO.              Sargaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan magaalada B/Xaawo  laguna magacaabo Xasan C/llaahi Cali ayaa u warramay warsidaha Toosiye.com wuxuuna noo caddeeyey inay ...
Wehelka wariyaha 9
Buug loogu magac-daray wehelka wariyaha oo lagu soo bandhigay Karachi (sawirro)
- Nov 20, 2012
KARACHI.                   Xaflad lagu daah furayay buug ay kuqoran yihiin casharo iyo tababarro saxaafadeed , laguna qoray Afka Soomaaliga ayaa lagu qabty ...

WARARKA

qrax Faah Faahin+Sawiro+Cod: Qaabkii loo dilay Xildhibaan katirsan barlamaanka DF
- Apr 21, 2014
Xildhibaan katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa barqadii maanta lagu dilay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir, ...
xasan Dhageyso: Axmed Madoobe oo war naxadin leh loo sheegay + wadnaha-na farta ku haya
- Apr 20, 2014
Cabdirahmaan Cabdishukur Warsame oo kamid ahaa dadkii ka qayb galay Shirkii Adis abba ee ...
Raiisul-wasaaraha-ciidanka-tababarka-Kismaayo-121-300x200 Dhagayso: Maxamed Cabdi Afey oo qiil uwaayay Hadalkii uu ka sheegay Barre Hiiraale
- Apr 20, 2014
Maxamed Cabdi Afey oo IGAD ugu magacaaban wakiilka Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay VOA-da ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Shirweyne Saakay ka furmay Goobweyn oo soo dhamaaday iyo Barre oo…
- Apr 20, 2014
Deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa saakay waxaa ka furmay shir ay leeyihiin ...
Aadan-Madoobe Dhagayso: Aadan Madoobe oo Barre Hiiraale ku gacan siinaya qabashada Kismaayo
- Apr 20, 2014
Aadan Madoobe oo sheegay inuu yahay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka ...
Breaking-News Deg Deg: Dhagayso Qarax xoogan oo ka dhacay Gedo, iyo Duulaan Goordhow bilowday
- Apr 20, 2014
Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Ciidamadda dawladda Soomaaliya ...