WARAYSIYO
DEG DEG:- DHAGAYSO ” Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ” Hadda Xarunta UN-ka waa Ammaan waxaana daadsan Maydad fara badan”
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow soo gabagabeeyay howlgalkii ay ka sameeyeen xarunta UNka ee magaalada Muqdisho,oo ay weerareen kooxo hubeysan. Gen Mukhtaar
Qeybta WARAYSIYO
DAAWO MUUQAAL:- Odayaasha Beelaha Hawiye ” Kismaayo Waxaa Afduub ku haysta Axmed Madoobe, Mana ka yeeli doonno”
Kulan baladhan Oo maanta Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaliya Ku yeesheen Wax Garadka Iyo Odayaasha Dhaqanka Muqdisho waxay Siweyn Uga Hadleen arimaha Kismaayo Gar ahaan xaaladaha
WARAYSIYO Archives
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay degmada Kismaayo taasoo ay ku dhinteen rag ka tirsan ciidamada Raaskambooni iyo qaarka mid ah ...
DHAGAYSO:- Iftiin Xasan Baasto ” Qarixii Kismaayo Anaa la igu dili rabay, Raaskambooni ayaana ka dambeeya dhibaatadaas iyo dhaawicii Yaasiin Raadeer - Jun 19, 2013
Iftiin Xasan Baasto oo dhawaan sheegay Taageerayaashu inay u doorteen madaxwaynaha Jubbaland ayaa ka hadlay Qarax ka dhacay Maanta magaalada Kismaayo meel aan sidaasi uga fogayn hoyga ay ka daganyihiin ...
DHAGAYSO:- Xaaladda Saaka Ee Kismaayo, iyo Jid-gooyooyin Magaalada la dhigay, xaaaladdii Raadeer - Jun 19, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ilaa xala kacsanayd ayadoo kooxo hubaysan ay mar rasaas isku waydaarsadeen magaalada dhexdeeda in kastoo aan la ogayn meelaha ay ka soo kala jeedaan. Xaaladda ayaa saaka wali kacsan, waxayna wararku qaar sheegayaan in magaalada ay yaallaan dhowr jid gooyo oo ay kala dhigteen malleeyshiyo ay isku hayb-yihiin Yaasiin Raadeer ...
DHAGAYSO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo arrimaha Jubbooyinka kala tashanaya Beelaha Hawiye, Maxaytahay Sababtu - Jun 19, 2013
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan la qaatay odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa diiradda lagu saaray sidii loo soo celin lahaa doorka odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ...
DHAGAYSO:- Xaaladda yaasiin Raadeer iyo Hanjabaado kulul oo la is waydaarsaday - Jun 18, 2013
Kadib markii maanta lagu dhaawacay gudaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Coll Yaasiin Nuur Gas oo kamid ahaa Saraakiishii Maamulkii Hore ee KMG ahaa ee Jubbooyinka ka shaqayn ...
DHAGAYSO:- Xiisad ka taagan kismaayo, iyo Sargaal Sheegay ” Ma dhamaan doonto xabbaddii billaabato ilaa aan Axmed Madoobe… - Jun 18, 2013
Sida uu sheegay Sarkaal ku sugan halka ay xabaddu ka socoto, waxaa goordhow bilowday dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Xarakada Raaskambooni, waxaana ...
DAAWO MUUQAALLO SIR AH:- ILYAAS BARRE SHIIL ” Axmed Madoobe waxaa hab qabiil ku taageeray Baarlamaanka Kenya, Fidnada Kismaayana waxaa wada Hawiye, Ogaadeen iyo……….. - Jun 18, 2013
Xildhibaan ayaa arrinta Jubooyinka si aan leexleexad laheyn ugu rogay mid qabiil, isagoona sheegay in beelaha Hawiye iyo Isaaq inay burbur la doonayaan deegamada dadka u dhashay Absame. Waxaana uu ...
DAAWO MUUQAAL:- Dab Khasaaro ba’an gaysray oo xalay Baabi’iyay Suuqa wayn ee Garisa - Jun 18, 2013
Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay ka kacay suuq ku yaalla garissa iyadoo la sheegay in dabkaas uu ka dhashay koronto qaraxday. Goobjoogayaal ku sugan degmada Gaarisa ayaa sheegay in dabka ...
Next Page »
http://www.toosiye.com/wp-content/themes/naqshadtiigalgaduud/images/" alt="Toosiye.com logo" border="0" />















