Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WARARKA

Yaasiin  Raadeer

DHAGAYSO:- Xaaladda yaasiin Raadeer iyo Hanjabaado kulul oo la is waydaarsaday

Kadib markii maanta lagu dhaawacay gudaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Coll Yaasiin Nuur Gas oo kamid ahaa Saraakiishii Maamulkii Hore ee KMG

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Kismaayo

DHAGAYSO:- Xiisad ka taagan kismaayo, iyo Sargaal Sheegay ” Ma dhamaan doonto xabbaddii billaabato ilaa aan Axmed Madoobe…

Sida uu sheegay Sarkaal ku sugan halka ay xabaddu ka socoto, waxaa goordhow bilowday dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka

Continue Reading »

WARARKA Archives

ilyas-bareshiil
DAAWO MUUQAALLO SIR AH:- ILYAAS BARRE SHIIL ” Axmed Madoobe waxaa hab qabiil ku taageeray Baarlamaanka Kenya, Fidnada Kismaayana waxaa wada Hawiye, Ogaadeen iyo………..
- Jun 18, 2013
Xildhibaan ayaa arrinta Jubooyinka si aan leexleexad laheyn ugu rogay mid qabiil, isagoona sheegay in beelaha Hawiye iyo Isaaq inay burbur la doonayaan deegamada dadka u dhashay Absame. Waxaana uu ...
4444
DAAWO SAWIRRO :- Farxiyo Kabayare oo farxaadda uurkeeda La Qaybsatay Bulshada Taageerada u ah
- Jun 18, 2013
Fannaanadda Farxiyo kabayare ayaa soo bandhigtay farxadda ah in ay uur leedahay ka gadaale markii ay guursatay sidaa ay caddaysay 7 bilood ka hor. Farxiya oo ku nool woqooyiga America ayaa ugu ...
dab
DAAWO MUUQAAL:- Dab Khasaaro ba’an gaysray oo xalay Baabi’iyay Suuqa wayn ee Garisa
- Jun 18, 2013
Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay ka kacay suuq ku yaalla garissa iyadoo la sheegay in dabkaas uu ka dhashay koronto qaraxday. Goobjoogayaal ku sugan degmada Gaarisa ayaa sheegay in dabka ...
12
DAAWO AWIRRO:- Al-Shabaab oo soo bandhigay saraakiil Kenyan ah iyo hubkooda
- Jun 18, 2013
Ururka Al-Shabaab ee looga guuleystay awooda inta badan Koonfurta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay muuqaalka Labo Sarkaal Kenyaan, hub iyo qalab isgaarsiin oo ay kusoo qabsadeen dagaalkii ka dhacay 25-kii bishii ...
xil
DAAWO MUUQAAL:- Xildhibaanno weeraray dowladda Somalia oo ku eedeeyay wax walbo oo ka socda Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawladda Soomaliya ayaa maanta warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina dawladda Soomaaliya ay ka dambeyso dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada kismaayo kasoo dhexmaray Maleeshiyaad ay soo ababushay dawlada ...
bloody-knife
DHAGAYSO ARRIN NAXDIN LEH ” Hooyo haysata 8 Carruur ah oo lagu gowracay koofurta Gaalkaacyo
- Jun 18, 2013
Waxaa Habeenimadii xalay ahayd Gudaha magaalada Gaalkcyo lagu Gowracay Hooyo somaliyeed oo Dhashay 8 Caruur ah Waxaa lagu Gowracay Konfurta magaaladda Gaalkcyo ee maamulka Gal-Mudug. Halkaan Ka Dhageyso Codka Dadkii Dariska ...
Garbo-Breaking-News13
Ciidamada Raaskambooni oo Haddan Rasaas Madax Kala Dhacay Yaasiin Raadeer, iyo Xaaladdiisa oo liidata
- Jun 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya maagaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbalada hoose ayaa waxay ku soo warramayaan in goordhow dhaawac loo gaystay Yaasiin Nuur Gaas oo magacdheer Yaasiin raadeer. Wararku waxay intaa ...
Faroole
DHAGAYSO:- SIR FAKATAY ” Faroole oo Shaaca laga qaaday Sababtuu u taageerayo Axmed Madoobe ” Fadeexad”
- Jun 18, 2013
Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaaan farole aayaa muddooyinkii dambe aad u taageerayay maamulka Jubbaland ee uu hadda maadaxda isgaa dhigayo Axmed Madoobe . Faroole ayaa la caaddeeyay danihii uu Axmed Madoobe ka lahaa balse uu ku fashilmay Faroole Hoos ka ...

Next Page »

WARARKA

xil DAAWO MUUQAAL:- Xildhibaanno weeraray dowladda Somalia oo ku eedeeyay wax walbo oo ka socda Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawladda Soomaliya ayaa maanta warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina dawladda Soomaaliya ...
bloody-knife DHAGAYSO ARRIN NAXDIN LEH ” Hooyo haysata 8 Carruur ah oo lagu gowracay koofurta Gaalkaacyo
- Jun 18, 2013
Waxaa Habeenimadii xalay ahayd Gudaha magaalada Gaalkcyo lagu Gowracay Hooyo somaliyeed oo Dhashay 8 ...
Garbo-Breaking-News13 Ciidamada Raaskambooni oo Haddan Rasaas Madax Kala Dhacay Yaasiin Raadeer, iyo Xaaladdiisa oo liidata
- Jun 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya maagaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbalada hoose ayaa waxay ku ...
Faroole DHAGAYSO:- SIR FAKATAY ” Faroole oo Shaaca laga qaaday Sababtuu u taageerayo Axmed Madoobe ” Fadeexad”
- Jun 18, 2013
Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaaan farole aayaa muddooyinkii dambe aad u taageerayay maamulka Jubbaland ee uu hadda maadaxda isgaa ...
alexia-putellas DAAWO MUUQAAL:- Gabar ka Banooni Fiican Messi oo Hadda laga yaabanyahay oo Soo Baxday, iyo Hanjabaad ay u Dirtay Messi iyo Ronaldo
- Jun 17, 2013
Mid ka mid ah gabdhaha u ciyaara kooxda Barcelona ayaa soo bandhigtay qaabka ciyaareedka ciyaaaryahanka caalamka haysta ee Lionel Messi. Alexia Putellas ayaa samaysay ...
22 DAAWO MUUQAAL:- Kismaayo iyo Dood Kulul, Hubka yaalla iyo sida lookala sarreeyo dhinaca awoodda
- Jun 17, 2013
Arrinka Kismaayo Doodwadaag arimo badan tabanaayo oo daaha loga qaday dhibatada dhabta ah ee ...