SHEEKOOYIN
(Sawirro) Shacabka & Maamulka degmada Dhuusamareeb oo is-xilqaamay
Share DHUUSAMAREEB. Guddoomiyaha magaalada Dhuusamarreeb Cabdiraxmaan Macallin Cali Geeda-qorow ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay wax ka qaban doonaan kooxo
Qeybta SHEEKOOYIN
“DHAGAYSO” Ciil-Mooge “Mahiga & dadkii masuulka uu ka ahaa sharcigoodii wuu dhammaaday
Share MUQDISHO. Kulan ay wada qaateen saddexda masuul ee ugu sarreeysa dowladda Soomaaliya iyo wasiirrada xukuumadda ayaa xalay ka dhacay madaxtooyada
SHEEKOOYIN Archives
MUQDISHO. Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa guddi wasiirro ah u saaray dilal ...
DAAWO. Sh. Mustafa oo ka hadlaya qaadka, sigaarka iyo shiishadda. - Mar 2, 2013
SH. Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa ka faaloonaya saddex waxyaabood oo Soomaalida halligay, kuwaasoo ay kamid yihiin, Qaadka. Sigaarka Shiishadda Si fiican ayuu sheekhu uga faaloonayaa qaadka iyo dhibaatooyinkiisa, sidoo kale wuxuu iftiiminayaa dhibaatooyinka ...
(DAAWO) Sh. Mustafa oo ka hadlaya furaha nolosha qoyska Muslimka ah - Feb 22, 2013
Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa si fiican u faaqidaya nolosha labada qof ee nolosha wadaagaya. Haddaad daawato sheekadan waxaad fahmi doontaa nolosha dhabta ah. HALKAAN KA DAAWO Waxaan soo bandhigi doonnaa ...
FARXAD MEHER “Wada-jira oo nabad gala Allahayow idinka yeel” - Jan 28, 2013
Waxaa halkan tahniyad guur ka diraya dhammaan wariyayaasha Soomaaliyeed gaar-ahaan dalladda suxufiiyiinta JIJA. waxaa tahniyad meher diyara Maxamed Jaamac Faarax Maxamed Gaarane Aadan Maxamed Xaashi Tawakal Maxamed Cibaar Diiriye Bashiir Axmed Taajir Mahad Cumar Diiriye Yaxye Jaamac Samatar Cabdiqadar ...
Wasaaradda arrimaha dibaddu maxay go’aankii hore uga laabatay? - Dec 26, 2012
NAIROBI. Xukuumadda cusub oo looga fadhiyo isbeddel weyn ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumaddu ku howlanayd qorshayaal ay ku doonayso ...
(sawir) Nin da’ ah oo shanta salaad u fuuli jiray darbi dheer inuu ka aadaamo - Dec 18, 2012
Sanadihii hore markii la addimayo waxaa la fuuli jiray darbi dheer iyo wixii kaloo markaas la fuuli karay. Mana jirin aaladda iminka dunnida ka jirta oo ah cod baahiyaha gaarsiinaya dhawaqa ...
(sawirro) Dameer dameer dhalay intaad hotel keento xaflad ma u dhigi lahayd - Dec 17, 2012
MUQDISHO. Waayadan danbe ayaa Soomaaliya waxaa kusoo badanaaya xusida maalmaha iyadooda maalin kasta oo ku jirta sanadka iyo bishiiba loo asteeyay ...
Nin sheegtay inuu yahay Nabi - Dec 17, 2012
JAKARTA. Dalka Indonesia ayaa nin wuxuu sheegtay inuu yahay nabi loosoo diray dadka Islaamka ah, waxaana la sheegay inay dadka qaarkiis aamineen. Wuxuu ugu wacdiyay dadka inuu dambi dhaaf ...
Next Page »
http://www.toosiye.com/wp-content/themes/naqshadtiigalgaduud/images/" alt="Toosiye.com logo" border="0" />









