Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

QORMOOYINKA

4444

DAAWO SAWIRRO :- Farxiyo Kabayare oo farxaadda uurkeeda La Qaybsatay Bulshada Taageerada u ah

Fannaanadda Farxiyo kabayare ayaa soo bandhigtay farxadda ah in ay uur leedahay ka gadaale markii ay guursatay sidaa ay caddaysay 7 bilood ka hor. Farxiya

Continue Reading »

Qeybta QORMOOYINKA

SHIRDOON

DAAWO MUUQAAL:- Raysul Wasaare Saacid ” Heshiiska Badda Waan Tix-galinaynaa, Arrimaha Jubbooyinkana waxaan ka leeyahay…..

Raysul wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Tv-ga Somali Chanal ka hadlay arrimihii badda ee Somalia iyo Kenya.

Continue Reading »

QORMOOYINKA Archives

damac badan
DAAWO MUUQAAL :- Haweenka Damaca Badan iyo Dhibaatada ay la kulmaan, maxaa kala qabsada ayaga iyo ragga ay damcaan.
- Jun 10, 2013
Mararka qaar aadanuhu wuxuu la kulmaa waxyaabo aan kuu cuntamayn, waxaana ka mid ah damaca faraha badan ee ragga iyo dumarka ka dhexeeyo. Haweeney u dhalatay dalka India ayaa xiriir la ...
adan Barre Ducaale
DHAGAYSO:- Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ” Axmed Madoobe ayaan aqoonsannahay, Ciddii ka hor imaadana daadka ayaa qaadaya”
- Jun 10, 2013
Xildhibaan ka tirsan barlamaanka dalka kenya oo lagu magacaabo Aadan Barre Ducaale ayaa waxaa uu si kulul uga hadlaay arimaha Jubbooyinka iyo joogitaanka ciidamada kenya ee Kismaayo. Mr Ducaale ayaa waxaa ...
kis
Video/ Daawo Muuqaalka Kismaayo Dagaalkii Kadib iyo Dhaawacyo yaalla isbitaalka Guud ee Magaalada
- Jun 10, 2013
Kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Kismaayo wuxuu saamayn ku yeeshay dadka deegaanka ayadoo ay jiraan shacab ay wax yeelleeyeen hoobiyayaashii la isu adeegsaday. Dhaawacyo aad u badan ayaa yaalla isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo kuwaasoo isugu jira ciidamadii dagaallamay iyo dad shacab ah oo ku sugan magaalada Kismaayo. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA OO ...
IMG_1421
DHAGAYSO :- Puntland Lama Shaqaynayso Dowladda Somalia, wayna Go’aysaa, waxaana sabab u ah Dagaalkii…
- Jun 10, 2013
Dowladda Puntland ayaa dagaalka Kismayo ka dhacay ku eedaysay DF Somalia inay lahayd qorshaha lagu soo abaabulay. Ka dib markii uu maanta 09 June,2013 Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ...
kismaayo ciidamada ammaanka
Muqaal/ Yaa Kadambeeyay Dagaalkii Kismaayo, Puntland, Dowladda Somalia, Raaskambooni iyo IGAD, Muqaal Sir ah
- Jun 10, 2013
Xilli wali xaaladda Jubbooyinka gaar ahaanna magaalada Kismaayo aanay daganayn ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in dagaalkii magaalada ka dhacay uu lahaa wajiyo badan oo kala in dagaalkaas ay ka dambeeyeen maamulka Punntland ...
hees
Video/ Hees Loo Qaaday Axmed Madoobe ” Maxaad La Buuqaysaa Qabiil Maro lasaaray Jubbooyinka”
- Jun 10, 2013
Qaar ka mid ah fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa hees ugu luuqeeyay siyaasiga Axmed Madoobe ayagoona shaaca ka qaaday waxa ay ugu yeereen shala iyo maanta oo ay ula jeediyaan hadafkii hore ee Axmed madoobe. Fannaaniinta heesta qaadaya ayaa kala ah  Hibaaq Maxamed ...
rrr
Daawo Muuqaal Naxdin leh, Subxaanallah Qof Muslim ah Afkiisa ma marin karo waxa ay gabadhu ku hadlayso
- Jun 9, 2013
Muuqaalka maanta waa Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeyneysa fal inta badan dhaca oo ay Soomaalida u taqaano Ilma yar oo adeerkood fara xumeeyay taas oo la macna ah in Adeerka ...
sayidka
Daawo Hees Cusub oo ay soo saareen Cabdi wali Sayidka iyo Shimbirilays oo looga Hadlayo Koofur Africa
- Jun 9, 2013
Tan iyo markii ay dhibaatadu ka dhacday dalka koofur Africa waxaa soo badanayay mudaaharaadyada iyo kaalimaha suugaanta oo ay fannaaniintu ku cabbirayaan dareenkooda dalka koofur Africa. Fannaaniinta cabdi wali sayidka iyo ...

Next Page »

WARARKA

qarax-kismaayo DHAGAYSO:- Iftiin Xasan Baasto ” Qarixii Kismaayo Anaa la igu dili rabay, Raaskambooni ayaana ka dambeeya dhibaatadaas iyo dhaawicii Yaasiin Raadeer
- Jun 19, 2013
Iftiin Xasan Baasto oo dhawaan sheegay Taageerayaashu inay u doorteen madaxwaynaha Jubbaland ayaa ka ...
mid kamid ah waddoyinka Kismaayo DHAGAYSO:- Xaaladda Saaka Ee Kismaayo, iyo Jid-gooyooyin Magaalada la dhigay, xaaaladdii Raadeer
- Jun 19, 2013
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ilaa xala kacsanayd ayadoo kooxo hubaysan ay mar rasaas isku waydaarsadeen magaalada dhexdeeda in kastoo aan la ogayn meelaha ay ...
Cabdi-Kariim Xuseen Guuleed DHAGAYSO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia oo arrimaha Jubbooyinka kala tashanaya Beelaha Hawiye, Maxaytahay Sababtu
- Jun 19, 2013
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan la qaatay ...
Yaasiin  Raadeer DHAGAYSO:- Xaaladda yaasiin Raadeer iyo Hanjabaado kulul oo la is waydaarsaday
- Jun 18, 2013
Kadib markii maanta lagu dhaawacay gudaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Coll ...
Kismaayo DHAGAYSO:- Xiisad ka taagan kismaayo, iyo Sargaal Sheegay ” Ma dhamaan doonto xabbaddii billaabato ilaa aan Axmed Madoobe…
- Jun 18, 2013
Sida uu sheegay Sarkaal ku sugan halka ay xabaddu ka socoto, waxaa goordhow bilowday ...
ilyas-bareshiil DAAWO MUUQAALLO SIR AH:- ILYAAS BARRE SHIIL ” Axmed Madoobe waxaa hab qabiil ku taageeray Baarlamaanka Kenya, Fidnada Kismaayana waxaa wada Hawiye, Ogaadeen iyo………..
- Jun 18, 2013
Xildhibaan ayaa arrinta Jubooyinka si aan leexleexad laheyn ugu rogay mid qabiil, isagoona sheegay ...