Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

ARRIMAHA BULSHADA

4444

DAAWO SAWIRRO :- Farxiyo Kabayare oo farxaadda uurkeeda La Qaybsatay Bulshada Taageerada u ah

Fannaanadda Farxiyo kabayare ayaa soo bandhigtay farxadda ah in ay uur leedahay ka gadaale markii ay guursatay sidaa ay caddaysay 7 bilood ka hor. Farxiya

Continue Reading »

Qeybta ARRIMAHA BULSHADA

alexia-putellas

DAAWO MUUQAAL:- Gabar ka Banooni Fiican Messi oo Hadda laga yaabanyahay oo Soo Baxday, iyo Hanjabaad ay u Dirtay Messi iyo Ronaldo

Mid ka mid ah gabdhaha u ciyaara kooxda Barcelona ayaa soo bandhigtay qaabka ciyaareedka ciyaaaryahanka caalamka haysta ee Lionel Messi. Alexia Putellas ayaa samaysay farsamooyinka cajaa’ibka leh ee uu sameeyo Messi, waxayna dhalisay goolal badan oo u qalma

Continue Reading »

ARRIMAHA BULSHADA Archives

jjjjjjjjjj
DAAWO MUUQAAL ” Haweeney ku Nool Dhiigga Dadka, Haddii aysan Cabbin Sidee ayay Noqonaysaa”
- Jun 15, 2013
Haweeneydan oo u dhalatay dalka mareeykanka ayaa lagu magacaba Julia Caples waana 45 jir waxayna sheegatay in cabitaanka ay ugu jeceshahay dhiiga dadka bini,aadamka ah, Hadaba haweneydan ayaa xustay in dhiiga ...
haweeney mas ah
DAAWO MUUQAAL:- Haweeney qaybta dambe Mas ka ah, inta horana bani-aadan ka ah” SUBXAANALLAAH”
- Jun 14, 2013
HALKAAN KA DAAWO HAWEENEY QAYBTA DAMBE MAS KA AH INTA HORANA BANI AADAM KA AH 
Shorts-
DAAWO SAWIRRADA ” Hab Cusub oo lagu Dabaysto Mobileka, waa asaga oo jeebka kuugu jiro dabna ha kuu galo”
- Jun 13, 2013
Shirkadda caanka ah ee Vodafone ayaa soo saartay hab casri ah oo taleefanka lagu jaajgaraysto haddii uu dabka kaa dhoco adiga oo uu jeebkaaga kuugu jiro. Arrintan waxaa soo dhaweeyay malaayiin qof oo ku kala nool daafaha caalamka ayadoona tijaabo la sameeyay lagu guulaystya. Adeegan ayaa lagu magacaabay "Power Pocket" oo ah jeebkaaga ku jaajgarayso, ayaah mid si fudud kuugu jaajgaraynayo taleefanka aad wadato hadba noocii uu noqdo. Sida lagu caddeeyay war-bixinta waxaad jeebka gashanaysaa afka hore ee jaajarka ...
Samatr
DAAWO MUUQAAL “Pro. Ismaaciil Samatar oo qaaday Hees ay la dheceen dadka reer Awdal”
- Jun 11, 2013
Professor Ismaaciil Samatar oo maalmahan booqanayey gobolka Awdal,ayaa hees ku dhufay xilli laga codsaday inuu hees ku luqeeyo. Riix:oo Daawo:Professor isu bedelay Fanaan
sub
DAAWO VIDEO:-Xasbunalaah ” Ninkayga 10-Sano ayuu Gadaal(Dabada)iiga Galmoonayay+Video
- Jun 11, 2013
Haweeneedaani ayaa waxaa aay Si Caarif ah oo waliba Tv Chanal uga sheegtay in ninkeeda uu mudo 10-Sano ah uu ugu tagi jiray Dabada Taasi oo dad badani ku tilmaameyn ...
damac badan
DAAWO MUUQAAL :- Haweenka Damaca Badan iyo Dhibaatada ay la kulmaan, maxaa kala qabsada ayaga iyo ragga ay damcaan.
- Jun 10, 2013
Mararka qaar aadanuhu wuxuu la kulmaa waxyaabo aan kuu cuntamayn, waxaana ka mid ah damaca faraha badan ee ragga iyo dumarka ka dhexeeyo. Haweeney u dhalatay dalka India ayaa xiriir la ...
nag yar
MUUQAAL MURUGO LEH ” Ragga Soomaaliyeedoow intaad naga Dhamaysataan Maxaad Haddana noo qiimo riddaan oo aad ……
- Jun 10, 2013
Haweenka Soomaaliyeed ayaa qaarkood waxay cabasho ka keeneen sida ay ula dhaqmaan ragga, xilliyada guurka kadib ama si kaleba halla isugu danaystee. Guud ahaan waxay shaaca ka qaadday dhibaatada ayaga goonida ku ah ...
naag waalan
DAAWO MUUQAAL LAYAAB LEH ” Ilaahay waxaan kaaga baryay inuu ku jajabiyo, ilaahay waxaan kaaga baryay inuu dhulka kula go’o”
- Jun 10, 2013
Mid kamid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka qaaradda yurub ayaa soo bandhigtay qaabka ay ula dhaqanto waalidkeed gaar ahaanna hooyadeed. "Hooyaday waxay igu tiraahdaa ilaahay waxaan kaaga baryay inuu ku jajabiyo, ilaahay waxaan kaaga baryay inuu dhulka ...

Next Page »

WARARKA

xil DAAWO MUUQAAL:- Xildhibaanno weeraray dowladda Somalia oo ku eedeeyay wax walbo oo ka socda Kismaayo
- Jun 18, 2013
Qaarkamid ah Xildhibaanada dawladda Soomaliya ayaa maanta warbaahinta lahadlay waxayna sheegeen Ina dawladda Soomaaliya ...
bloody-knife DHAGAYSO ARRIN NAXDIN LEH ” Hooyo haysata 8 Carruur ah oo lagu gowracay koofurta Gaalkaacyo
- Jun 18, 2013
Waxaa Habeenimadii xalay ahayd Gudaha magaalada Gaalkcyo lagu Gowracay Hooyo somaliyeed oo Dhashay 8 ...
Garbo-Breaking-News13 Ciidamada Raaskambooni oo Haddan Rasaas Madax Kala Dhacay Yaasiin Raadeer, iyo Xaaladdiisa oo liidata
- Jun 18, 2013
Wararka naga soo gaaraya maagaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbalada hoose ayaa waxay ku ...
Faroole DHAGAYSO:- SIR FAKATAY ” Faroole oo Shaaca laga qaaday Sababtuu u taageerayo Axmed Madoobe ” Fadeexad”
- Jun 18, 2013
Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaaan farole aayaa muddooyinkii dambe aad u taageerayay maamulka Jubbaland ee uu hadda maadaxda isgaa ...
alexia-putellas DAAWO MUUQAAL:- Gabar ka Banooni Fiican Messi oo Hadda laga yaabanyahay oo Soo Baxday, iyo Hanjabaad ay u Dirtay Messi iyo Ronaldo
- Jun 17, 2013
Mid ka mid ah gabdhaha u ciyaara kooxda Barcelona ayaa soo bandhigtay qaabka ciyaareedka ciyaaaryahanka caalamka haysta ee Lionel Messi. Alexia Putellas ayaa samaysay ...
22 DAAWO MUUQAAL:- Kismaayo iyo Dood Kulul, Hubka yaalla iyo sida lookala sarreeyo dhinaca awoodda
- Jun 17, 2013
Arrinka Kismaayo Doodwadaag arimo badan tabanaayo oo daaha loga qaday dhibatada dhabta ah ee ...