Bariga dhexe iyo Bariga Afrika oo la sheegay inay ugu badan yihiin dilka suxufiyiinta

NAIROBI.          Waddamada ku yaala Bariga Afrika iyo Bariga Dhexe ayaa sanadkaan noqday kuwa loogu dilka badan yahay wariyeyaasha, sida uu sheegay machadka caalamigah ee saxaafadda International Press Institute (IPI).

IPI, waa machadkee, wuxuu sheegay in sanadkan 2012 uu ahaa kii loogu dilka badnaa suxufiyiinta, wuxuu kaloo xusay in adduunka oo idil sanadkan lagu dilay 119 wariye iyagoo ku jira shaqadoodii.

Dalka Siiriya ayaa meesha ugu koreysa ka galay sanadkaan dilka suxufiyiinta, waxaana lagu tilmaamay inuu yahay midka ugu khatarsan ee suxufiyiintu ay ka howl galaa, waxaa sanadkan oo kaliya lagu dilay 36 wariye iyo daraasiin dad ah oo u ololeeya warbaahinta.

Dalka Soomaaliya oo tirada guud ka dhigaysa dilka suxufiyiinta sanadkaan 16 wariye, ayaysan dhicin cid loosoo qabtay dilka wariyeyaashaas oo maxkamad lasoo taagay cidii dishay.

Eritrea, afar wariye oo lagu xiray xabsi ilaa sanadkii 2001 ayaa dhintay sanadkaan, taasoo ka dhigaysa dilka suxufiitya dalka Eritrea 20 wariye.

Ku xigeenka machadka IPI Anthony Mills ayaa ka hadlay dilalka suxifiyiinta wuxuuna yiri:-
“Waa arrin murugo ah, intii ay sii kordhi lahaayeen waa ina tallaabooyin caalami ah oo looga hortagayo dilka suxufiyiinta la qaadaa, sanadkaan waa kii ugu sarreeyey ee ay diiwaan galiso IPI”.

Sidoo kale waddamada Mexico, Pakistan, the Philippines, Iraq iyo dalka Palestinian, ayaa suxufiyiinta lagu dilaa oo ku jira liiska diwaan galinta waxaa kaloo soo raacay dalalka Bahrain, Nigeria, Tanzania iyo Angola.

Maxamed Jaamac Faarax-Barre.
Nairobi Kenya

Share

WAQTI WALBA WEHELKAAGA KA DHIGO WARSIDAHA TOOSIYE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Xayaysiin

Maxkamad Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib
- May 19, 2013
BOOSAASO.   Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno kala duwan ku ridey ...
Booqaso-madaxweynaha-ciidamada-4 “Heegan buuxa ayaa la galiyay ciidamada qalabka sida” C/Kariim ayaa yiri
- Apr 15, 2013
MUQDISHO.             Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa ...
Xasan Sheekh Maxamuud “War waa cadow aan wada leennahay. Waa cadow aan qofna reebeyn” Xasan ayaa yiri
- Apr 15, 2013
MUQDISHO.           Kaddib kulan deg-deg ah oo uu la yeeshay ...
Ahlu-sunna toosiye news online Ahlu-sunna waxay soo dhaweeyeen wadahadallada Soomaaliya & Somaliland
- Apr 15, 2013
MUQDISHO.        Maamulka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay ...
Baxsad al Shabaab GARBAHAAREEY: 3 Shabaab ah oo isku dhiibay Ahlu-sunna
- Apr 15, 2013
GARBAHAAREEY.               Saraakiil ka tirsan ururka Ahlu Sunna ...
TIKA 2 Turkish ah oo Muqdisho lagu dilay
- Apr 15, 2013
MUQDISHO.             Laba ka mid ah shaqaalaha samafalka dalka ...
DSC08882 Raggii Shalay soo weeraray maxkamadda waxaa ku jiray Somali-Canadian
- Apr 15, 2013
MONTORIAL.          Wargeysyada ka soo baxa dalka Canada oo soo xiganaya ...
Suuqa-Kismaayo Kismaayo oo dib loo furay suuqyadii ay ciidamadu xireen
- Apr 15, 2013
KISMAAYO.         Maanta waxaa dib loo furay dhamman suuqyada magaalada Kismaayo ...
DSC06442 (Sawirro) Maxjarka xoolaha ee Muqdisho oo la kormeeray
- Apr 15, 2013
MUQDISHO.             Kormerkaan shaqo oo ay ku tageen maxjarka ...
DSC08882 SAWIRRO DHEERAAD AH QARAX KA DHACAY MUQDISHO
- Apr 14, 2013
MUQDISHO.                   Akhristayasheena sharafta leh waxaan ...
Cabdikariim Xuseen Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegay in Howlgalki Maxkamadda Gobalka Banaadir Soo dhamaaday
- Apr 14, 2013
MUQDISHO.              Wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka Xukuumaddda ...
Cxakiin_Maxamuud_Xaaji_Fiqi Fiqi oo baarlamaanka su’aalo lagu weydiin doono
- Apr 14, 2013
MUQDISHO.              Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ugu yeeray wasiirka ...
Cali Aadam Xaamud AMISOM oo ka hadashay tababarrada ciidanka Soomaaliya
- Apr 14, 2013
MUQDISHO.          Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixiyey ...
Maleeshiyo hubeysan Dhaqtar lagu dilay Caabudwaaq
- Apr 14, 2013
CAABUDWAAQ.                Koox hubeysan oo aan la garaneyn ...
BALAD-XAAWO-NEWS Askari lagu qisaasay Beled-Xaawo
- Apr 14, 2013
BALAD-XAAWO.           Ciidanka ammaanka ee degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ...
Shirdoon-iyo-Nkurunziza-3 Soomaaliya iyo Burundi oo ka wada-hadlay iskaashiga ka dhaxeeya
- Apr 14, 2013
BUJUMBURA.                      Dowladaha Soomaaliya iyo ...
Dagaal Faah-faahin kasoo baxaysa dagaalkii Ufurow
- Apr 14, 2013
UFUROW.                      Faahfaahin ka soo ...
photo-10 (Sawirro) Shirdoon oo tagay Bujumbura, soona afjaraya socdaalkiisa
- Apr 11, 2013
BUJUMBURA.               Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ...
BALAD-XAAWO-NEWS Balad-Xaawo: Askari dilay askari kale
- Apr 11, 2013
BALAD-XAAWO.           Askari ka tirsan ciidanka dowladda ee degmada Beled-Xaawo ...
Dab Dab baabi’iyay dukaamo
- Apr 11, 2013
CEELASHA-BIYAHA.        Dab ka kacay xalay suuq ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ...
CABDISAMAD MAXAMED GALLAN GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BARI (Dhagayso) Gallan “Dowladda waxaan ka codsanaynaa inay soo dhawayso dhismaha Jubbaland”
- Apr 11, 2013
BOOSAASO.          Maamulka gobolka Bari ayaa soo dhaweeyey maamul u samaynta ...
XASAN Wafdi horudhac u ah Madaxweyne Xasan oo gaaray Turky
- Apr 11, 2013
MUQDISHO.         Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu ...
ROOB GAALKACYO Roob xooggan oo aqallo ku burburiyay Gaalkacyo
- Apr 11, 2013
GAALKACYO.        Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug xalay ka ...
KISMAAYO AARGADA (Dhagayso) “Kismaayo ammaankeeda waa fiican yahay” Maxamuud Qaalib ayaa yiri
- Apr 11, 2013
KISMAAYO.               Saraakiisha ciidamada amniga magaalada Kismaayo ayaa ...
Maleeshiyo hubeysan Masuul ka tirsan maamulka Shabeellaha Hoose oo dil ka badbaaday
- Apr 11, 2013
AFGOOYE.               Masuul ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha ...